Shiinaha Oo Mareykanka Ku Eedeeyay Faafint Warar Shirqool Ah
China(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka in ay faafinayaan “shirqoolo iyo warar been abuur ah” ku saabsan feyriska Corona.
Eedeyntan waxaay sii hurinaysaa xiisadda u dhaxeeys...