Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Baydhabo(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 5 Qof, ayaa ku dhintay in ka badanina way ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya xilli lagu guda jiray maalmaha d...