UGANDA Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Is-Miidaaminta Ee Baraawe
Muqdisho(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidamada difaaca ee wadanka Uganda Richard Karemire ayaa ka warbixiyey weerarkii is-miidaaminta ee shalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamadooda qeybta ka ah how...