Saldhigyada Mareykanka Ee Jabuuti Oo La Geliyey Xaalad Deg Deg Ah
Jabuuti(Berberatoday.com)-Saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxaddar, kadib markii ay sare u kaceen kiiska cudurka Coronavirus ee dalkaas.
...
Boqolaal Soomaali Ah Oo Ku Xayiran Dalka Turkiga
Ankara(Berberatoday.com)-Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis.
Dadkaasi oo sheegay in ay sii joo...
Friday, April 24, 2020
Al-Shabab Oo Weerar Culus Ku Qaaday Saldhigga AMISOM Ee Garoonka BARAAWE
Muqdisho(Berberatoday.com)-Faah-faahin ayaa kasoo baxaysa weerar laba qarax ahaa oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab maanta ku qaadeen Saldhig Ciidamada Uganda ay ku leeyihiin Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baraawe ee gobo...