-
Soomaaliya Oo Tiradii Ugu Badnayd Maalin Qur Ay Ugu Dhimatay Covid-19
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaysa tirada uu soo ridanayo cudurka Corona gudaha dalka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale sii korodhaysa tirada Soomaaliya ugu dhimanaysa feyriska Covid-19.
...
Thursday, April 23, 2020
-
Dowladda Kenya Oo Ku Raad Joogta Dad Ka Baxsaday Xarun Karantiin Ah
Nairobi(Berberatoday.com)-Dad reer Kenya ah oo muuqaallo laga duubay iyagoo ka firxanaya xarun lagu karantiilo dadka looga shakisan yahay inay qabaan cusurka coronavirus, ayaa lasoo qaban doonaa dibna loogu celin doonaa halkoodii,...
Thursday, April 23, 2020
-
Midawga Yurub Oo Soomaaliya ugu Baaqay inay Joojiso Ku Tacaddiga Saxaafadda Madaxa-bannaan
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa waxa uu dowladda ugu baaqay in ay joojiso caburinta ka dhanka ah saxafiyiinta, si loo helo xog dhameystiran oo ku saabsan xaaladda Waddanka.
...
Wednesday, April 22, 2020
-
Xildhibaanad Gole Deegaan Oo Geeridaada Madaxweyne Muuse Biixi Tacsiyeeyay Oo Beenawday
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan Nimco Bucul Oo kamid ah golaha Deegaanka Degmada gabiley safarna ay dalka Ingiriiska kuwada Tageen xildhibaan Cibaado Maax oo hada ay ku sugan yihiin ayaa ka warbixisay xaalada caafimaad ee xild...
Wednesday, April 22, 2020
-
Dawlada Somaliya Oo Shaacisay 8qof Oo Ugeeriyooday Xanuunka Coronavirus Iyo Tirada Guud Ee Uu Haleelay.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka caafimaadka dawlada somaliya Ayaa sheegay In magaalada muqdisho ay maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyoodeen 8qof oo uu cudurkaasi haleelay
Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay tir...
Wednesday, April 22, 2020
-
“Labaatan Sanadood Muddo Ku Dhow Ninka Xisbi Dhisi Kari Waayay Ee Hogaamin Kari Waayay, Qaran Ma Dhisi Karo Mana Hogaamin Karo”Cali Guray. “
“Faysal Marka Ay Tahay Burburinta Xisbiyada Qaranka Isagu Waa Ceeb-Ka-saliim, Laakiin Waa Sida Uu Doonayo In Loo Arko Isaguna Isu Arko”Siyaasi Cali Guray,
MARKAY RUNI TIMAAD MURAMO WAY HADHAA!!
“Faysal Wax Bada...
Wednesday, April 22, 2020
-
Fanaaniinta Nuur Daalacay Iyo Sir Maxamuud Oo Bulshada Ka Wacyigaliyay Xanuunka Coronavirus.
London(Berberatoday.com)-Fanaaniinta somaliyeed ee Nuur Daalacay Iyo Sir Maxamuud Cumar Yare ayaa bulshada somalida la wadaagay fariin wacyigalin Ah oo la xidhiidhka xanuunka dunida sida xawliga ah ugu faafay Coronavirus Covid 1...
Wednesday, April 22, 2020
-
Xog Laga Helay Cid Gardaran Colaada Dabada Dheeraatay Ee Beelaha Ceel Afweyn Iyo Siyaasiyiinta Ku Lug Leh Uu Fashiliyay Cabdisalaan Gentelman”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xog Laga Helay Cid Gardaran Colaada Dabada Dheeraatay Ee Beelaha Ceel Afweyn Iyo Siyaasiyiinta Ku Lug Leh Uu Fashiliyay Cabdisalaan Gentelman"Daawo Muuqal
https://youtu.be/OjiMijtGBp4?t=1421
...
Tuesday, April 21, 2020
-
“Mashruuca Wadada Ceerigaabo – Burco Waxa Uu Dhamaanayaa Sanadkan 2020-ka… ”Dhismaha Wadada Boorama Iyo Lawyo-cado Iminka Waxa Loo Diyaar-garoobayaa…” Wasiir Cabdilaahi Abokor
Somaliland: Silsillada saddex mashruuc oo hal-bowle u ah Isu-socodka dalka
“Mashruuca wadada Ceerigaabo – Burco waxa uu dhamaanayaa sanadkan 2020-ka…
” dhismaha Wadada Boorama iyo Lawyo-cado iminka waxa loo diyaa...
Tuesday, April 21, 2020
-
“Maxamed Cali Bile Waxqabadka Uu Inoo Sheegay Wax Baa Ka Jira, Laakiin Dhamaantood Waa Intii Lagu Qabtay Maalgelin Shisheeye Iyo Wixii Shicibku Qabsaday” Cali Guray.
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka dareen celiyay hadal kasoo yeedhay agaasimaha guud ee madaxtooyada somaliand oo ka waramay waxyaabo badan oo xukuumadu qabatay balse siyaasi cali guray oo falanqayn ku sameeyay ayaa m...
Tuesday, April 21, 2020
« Previous Page — Next Page »