|
Warar
-
Sadhada Covid-19 Ee Caalamka Saamaysay Iyo Dhacdooyinkii Udambeeyey Ee Afrika illaa Maraykan!
Dunida(Berberatoday.com)-Sadhada aan weli Dawada loo helin ee weerara Sambabka Aadamaha ee Covid-19, ayaa si aan xad lahayn ugu sii fidaya dalalka caalamka oo idil, marka laga reebo dhawr waddan oo keliya.
COVID19 2020.png
...
Wednesday, April 15, 2020
-
”ONLF Ha Ka Xishooto Bulshada,”Madaxweynaha dawlada Deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar
Jigjiga(Berberatoday.com)-”ONLF Ha Ka Xishooto Bulshada,”Madaxweynaha dawlada Deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar
https://youtu.be/Q3u7G2JFcGg?t=112
Berberatoday.com...
Wednesday, April 15, 2020
-
Hargeysa: Cisbitaalka Qaaxada Oo La Sheegay In Loo Faaruqiyey Dadka Uu Soo Rito Covid_19
Hargeysa(Berberatoday.com0-Cisbitaalka guud ee Cudurka Qaaxada ee Magaalada Hargeysa ayaa loo diyaariyey Dadka uu soo rito Xanuunka dunida aadka ugu faafaya ee Covid_19.
Ma jiro War Rasmiya oo ka soo baxay Wasaaradda Horuma...
Wednesday, April 15, 2020
-
Alle Ha Unaxariisto Fanaan Marxuum Cumar Cabdulle Shooli Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cumar Cabdulle Shoolli fankiisu waxa uu la kowsaday markii uu ku biiray ciidanka xoogga dalka oo uu ka mid noqday bilawgii lixdankii waxaana kooxda madaxda u ahaa Cismaan Aadan Xuseen (Askari)
Isl...
Wednesday, April 15, 2020
-
Sheekh Dirir Oo Ka Digay In Masaajidada La Xidho, Kuna Taliyay In Go’aanka Laga Dhigo Ikhtiyaar Qofku Ku Tukan Karo Masaajidka Ama Gurigiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muftiga weyn Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa sheegay inaanay jirin xaalad khatar ah oo sababaysa in masaajidada la xidho, waxaanu ku taliyay in laga dhigo ikhtiyaari qofkii doonaana uu masaajidka...
Wednesday, April 15, 2020
-
Daawo Muuqalka”Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Halkuu Marayo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Halkuu Marayo
https://youtu.be/F9PZzRnBnJg?t=3
Berberatoday.com...
Tuesday, April 14, 2020
-
Shirkada Aflaamta Sameysa Ee Bollywood Oo Albaabada Loo Xidhay Iyo Aktaradii Filimada Matali Jiray Oo Guryohooda Ku Xayiran
India(Berberatoday.com)-Iyadoo adduunka oo dhan uu u xayiran yahay cudurka Covid-19 awgiis, shirkadaha filimada sameeya ee dalka Hindiya waxay wajahayaan dhibaato xooggan oo dhinaca dhaqaalaha ah, maadaama filimadii shaqadooda l...
Tuesday, April 14, 2020
-
Daawo Muuqalka”Ciidamo Kasoo Goostay Jabhada Kusugan Buuhoodle Oo Gobolka Sool Soodhaweyn Loogu Sameeyay
Laascaanod(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidamo Kasoo Goostay Jabhada Kusugan Buuhoodle Oo Gobolka Sool Soodhaweyn Loogu Sameeyay
https://youtu.be/lL2x3SN9bK8?t=106
Berbe...
Tuesday, April 14, 2020
-
Saleebaan Cali Koore Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Cidii Looga Shakiyo Xanuunka Caronavirus Hargeysa Lagu Baadhi Doono Qalabkii Shaybaadhkana La Keenay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saleebaan Cali Koore Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Cidii Looga Shakiyo Xanuunka Caronavirus Hargeysa Lagu Baadhi Doono Qalabkii Shaybaadhkana La Keenay"Daawo Muuqal
https://y...
Tuesday, April 14, 2020
-
Madaxweynaha Turkigu Oo Diiday is-casilaad Uu Ugudbiyay Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Iyo Sababta Uu Udiiday
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, ayaa diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha guduhu u gudbiyey, ka dib markii uu cambaarayn xooggan kala kulmay xanibaad deg-deg ah oo dalkaas lagu...
Tuesday, April 14, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|