Coronavirus: Trump Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedeeymo Loo Soo Jeediyay
USA(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh u difaacay qaabkii ay dowladiisa ula tacaashay feyriska Corona ee dalkaasi ku dilay in ka badan 23,000 oo qof.
Madaxwaynaha oo shir jaraa’id ku...
Tuesday, April 14, 2020
Jabuuti Oo Diiwaan Gelisay 83 Kiis Oo Cusub Oo Coronavirus Ah
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti ayaa lagaga dhowaaqay kiisaskii ugu badnaa ee xanuunka Covid-19 iyadoo wasaarada caafimaadka ee dalkaasi ay maanta shaacisay kiisas cusub oo dhan 83.
Tirada guudna ee dadka cudurka uu ku ...
Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Laga Saaray Cisbitaalka
London(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray Cisbitaalka kadib markii laga daweeyay xanuunka Coronavirus, balse shaqada kuma laaban doono, sida lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiis...