|
Warar
-
Ganacsatada Suuq Dhexe Ee Berbera Oo Tujaarta Waaweyn Ku Eedeeyay Kicinta Qiimaha Meceeshada Oo Kor Ukacay Maalamahan Udanbeeyay”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Ganacsatada Suuq Dhexe Ee Berbera Oo Tujaarta Waaweyn Ku Eedeeyay Kicinta Qiimaha Meceeshada Oo Kor Ukacay Maalamahan Udanbeeyay"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/0nkCP2piNAQ
 ...
Thursday, April 16, 2020
-
Dowladda Jamhuuriyadda Djibouti Oo Dhintay Cashuurta Badeecadaha Itoobiya Ka Dhoofiso Dekedeheeda
Djibouti(Berberatoday.com)-Dawladda Djibouti ayaa hoos u dhigtay 82.5% cashuurta ay ka qaado baddeecadaha Itoobiya ka dhoofiso Dekeddaha Jamhuuriyadda Djibouti, wakhtigan lagu jiro awgii.
DJIBOUTI PORT USE EHTIOPIA
Sida ay...
Thursday, April 16, 2020
-
Qudbiga Sheekh Yuusuf Maama Ee Berbera Iyo Taariikhdiisa W/Q Axmed Ibraahim Cawaale
BERBERA iyo QUDBIGA SH. YUUSUF MAAMA
Qaabdhismeedkii Berbera, waaxdii dambe ee qarnigii 19aad, iyo weliba Qudbiga Sheekh Yuusuf Maama, ee caanka ah:
Frank Lindsy James, oo ahaa sahamiye Ingiriis ah oo soo maray Berbera 1...
Thursday, April 16, 2020
-
“Xaal Ayaanu Ciidanka Qaranka Ka Siineynaa Hadalkii Wasiirka Warfaafinta ..”Masuul Xisbiga Waddani Katirsan
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Xaal Ayaanu Ciidanka Qaranka Ka Siineynaa Hadalkii Wasiirka Warfaafinta ..”Masuul Xisbiga Waddani Katirsan
https://youtu.be/Jpw7kgoqj_I
Berber...
Thursday, April 16, 2020
-
Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Siyaasi Ka Tirsanaa KULMIYE Si Weyn Ugu Ololeeyay Madaxweyne Biixi
Hargeysa(BErberatoday.com)-Ciidamadda Booliska ee Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay siyaasiga Maxamed Abiib oo ka tirsanaan jiray xisbiga KULMIYE, waxaanu si weyn ugu ololeeyay Madaxweynaha tallada haya Muuse Biixi Cabdi, X...
Thursday, April 16, 2020
-
Dawladda Xamar Iyo Safiirka Maraykanka Ee Muqdisho Oo Lagu Eedeeyay Inay Ishortaageen Deeqaha Somaliland Caalamku Siiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Michael Rubin oo ah khabiir Maraykan ah oo ka tirsan machadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Soomaaliya iyo safiirka Maraykanka ee Muqdisho danjire Donald Yamamoto ku eedeeyay inay Somalila...
Thursday, April 16, 2020
-
“Qarankani Cida Uu Ubaahanyay In Laga Bad Baadiyo Waa Baarlamaanka, Waana Qaran Dumis…” Siyaasi Cali Guray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Qarankani Cida Uu Ubaahanyay In Laga Bad Baadiyo Waa Baarlamaanka, Waana Qaran Dumis…” Siyaasi Cali Guray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Hf_cnSA9Ei0?t=42
...
Thursday, April 16, 2020
-
Xuska Maalinta Deegaanka Ee 15 April Oo Berbera Laga Xusay Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Dhireyn Cusub Ka Sameysay Jidadka 600 Oo Geedna Uqeybisay Xaafadaha Berbera”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Xuska Maalinta Deegaanka Ee 15 April Oo Berbera Laga Xusay Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Dhireyn Cusub Ka Sameysay Jidadka 600 Oo Geedna Uqeybisay Xaafadaha Berbera"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://y...
Wednesday, April 15, 2020
-
Madaxweyne Trump Oo Deeqdii Lacageed Ee Maraykanku Siinjiray Hay’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO Ka Jaray+ Sababta.
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inay hakinayaan maal-gelinta Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, oo uu ku eedeeyey qarinta heerka haliska cudurka COVID-19 ee dalka Shiinaha...
Wednesday, April 15, 2020
-
Sacuudiga Oo Go’aan Kasoo Saaray Salaadaha Taraweehda Ee Bisha Ramadaan.
Riyadh(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha diinta ee Sacuudiga, Dawah iyo Hanuuninta ayaa shaaca ka qaaday in salaadda Taraweeh inta lagu jiro bisha Ramadaan kaliya lagu tukandoono guryaha.
Sacuudigu wuxuu sheegay xayiraadaha s...
Wednesday, April 15, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|