-
Somaliland Oo Digniin U Dirtay Ganacsatada Iibisa Raashinka,Daawooyinka Iyo Shiidaalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland Oo Digniin U Dirtay Ganacsatada Iibisa Raashinka,Daawooyinka Iyo Shiidaalka
https://youtu.be/mzvndu5XWJE?t=17
Berberatoday.com...
Thursday, March 19, 2020
-
Diyaarada Fly Dubai Oo Hawada Somaliland Laga Celiyay Iyadoo Rakaab Usida Hargeysa Iyo Cid Celisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaaradda Fly Dubia ayaa la sheegay in ay saaka ka laabatay Hawada Somaliland iyadoo sida Rakaab ay Hargeysa keeni lahayd.
Diyaaradda ayaa sidoo kale Hargeysa ka qaadi lahayd Rakaab diyaar u ahaa in ...
Thursday, March 19, 2020
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Dalka Sucuudi Carabiya Ku Geeriyooday
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , geeri naxdin leh, waxaa maanta {19.3.2020} ku geeriyooday magaalada Damaam ee dalka sacuudi arabiya Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo sanadihii danbe deganaa halkaasi oo uu shaqo ka hay...
Thursday, March 19, 2020
-
Daawo Muuqalka”Waxgaradka Iyo Xildhibaano Somaliland Ee Muqdisho Kusugan Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Wasiru Dawlaha Maaliyadda
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Waxgaradka Iyo Xildhibaano Somaliland Ee Muqdisho Kusugan Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Wasiru Dawlaha Maaliyadda
https://youtu.be/7Y-rlbUUkbk?t=105
...
Thursday, March 19, 2020
-
“Madaxweynuhu Waxey Aheyd In Uu Amar Xoogan Bixiyo, Oo Yidhaahdo Gobolkaasi Waa In War Rasmi ah La Iga Soo Siiyaa 24 Saacadood Gudahood” Siyaasi Cali Canter.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Axmed(Cali-Canter), oo ah Siyaasi kasoo Jeeda Gobolka Sool islamarkaana, ah Hogaanka Sare ee Xisbiga Mucaaridka Waddani(Gudoomiye-Kuxigeenka)Gudida Ansahaxa Xisbigaasi ayaa Si adag uga hadley Falal ...
Thursday, March 19, 2020
-
Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya oo digniin soo saartay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qoraal ay soo saartey safaarada Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ayaa looga digey falal ajaanib naceyb ah oo ay dadka qaar ku eedeynayaan shisheeyaha dalkaas in ay wadaan ama ay keeneen xanuunka Co...
Thursday, March 19, 2020
-
Gudoomiye Baashe Maxamed Cadde Oo Golaha Wakiilada Fasax Galiyay Xili Laga Sugaayay Cod Uqaadida Xubnaha Komishanka Ee Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa fasax afar todobaada galiyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada fasaxaas oo ka bilaamaya sida ku cad waraaq kasoo baxaday Xafiiska Gudoomiye...
Wednesday, March 18, 2020
-
Agaasimaha Sirdoonka Qaranka Oo Tibaaxey In Ay Xogo-dheeraad Ah Ka Hayaan Dilkii Taliyaha Sirdoonka G. Sool Iyo Masuuliyad Darro Lagu Xidhiidhiyay Maamulka Gobolka!
Laascanood(Berberatoday.com)-Kadib Markii Aas Qaran lagu Sagootiyay Marxuum Cabdiqani Guhaad Xasan Taliyihii Ciidanka Sirdoonka ee Gobolka Sool oo lagu Dilley Dil Mu,aamarad ah oo loogu Geystey Habeenimadii Salaasada ee Toddobaadk...
Wednesday, March 18, 2020
-
Feejignaanta Coronavirus: Imtixaanka Adag ee ay Waajahayaan Dadweynaha iyo Dowladda Somaliland By Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro),
Feejignaanta Coronavirus: Imtixaanka Adag ee ay Waajahayaan Dadweynaha iyo Dowladda Somaliland
Guddida heer qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabay U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-ta...
Wednesday, March 18, 2020
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Sool Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Laascanood.
Laascanod(Berberatoday.com)-Taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool oo habeen dhawayd dablay ku dishay gudaha magaalada laascanood ayaa maanta magaalada loogu sameeyay aas qaran kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta gobo...
Wednesday, March 18, 2020
« Previous Page — Next Page »