59 Qof Oo U Dhintay Dettol Ay U Cabbeen Inuu Ka Difaaco Coronavirus
K/Afrika(Berberatoday.com)-Wadaad ka mid ah kuwa Kiristaanka ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Dad ugu yimid Kiniisadda uu Maamulo wuxuu waraabiyey Dariiraha loo yaqaano Dettol, taasina waxay sababtay Geerida 59 ka mid ah Dadkii cabbay...