Diyaarada Ethiopia Airline Oo Saaka Soo Fadhiisatey Madaarka Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa maanta ka so degtay garoonka Diyaaradaha Hargeysa.
Ethiopian Airline ayaa baaqatay maalintii khamiistii ee la soo dhaafay mana ay sheegin sababta ay u baajisay...