-
Daawo Muuqalka”Dr Edna Aadan Ismaaciil Oo Shaacisay Qaabka Looga Hor Tagi Karo Xanuunka Coronavirus Iyo Siduu Ku Faafo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dr Edna Aadan Ismaaciil Oo Shaacisay Qaabka Looga Hor Tagi Karo Xanuunka Coronavirus Iyo Siduu Ku Faafo
https://youtu.be/3R2ocWap6iE?t=45
Berb...
Wednesday, March 18, 2020
-
Ethiopia Airline Oo War Ka Soo Saartay Duulimaadkii Somaliland
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa soo saartay War cusub oo la xidhiidha duulimaadyadeedii Somaliland.
Diyaaraddu waxay sheegtay in duulimaadyadii caadiga ahaa ee Somaliland ay sidoodii ahaan doona...
Wednesday, March 18, 2020
-
Gudoomiyaha Haayada Baracayaasha Iyo Qaxootiga Oo Ka Hadlay Qoxoonti Ka Soo Cararay Collaadda Yemen Oo Dekeda Berbera Kasoo Dagay
Berbera(Berberatoday.com)-Qoxoonti isugu jira Yemeniyiin iyo Soomaali oo ka soo carray colaadda dalka Yemen ayaa maanta soo gaadhay Somaliland.
Qoxoontigaasi oo ka soo degay dekadda magaaladda Berbera ayaa markii ay soo degeen ...
Wednesday, March 18, 2020
-
Tababare U Geeriyooday Coronavirus Iyo Spain Oo Weji Kale Yeelatay
Spain(Berberatoday.com)-Tababare kubada cagta ah oo u dhashay dalka Spain oo lagu magacaabo Francis Garcia ayaa u geeriyooday caabuqa Coronavirus isagoo da’diisa ay aheyd kaliya 21 sanno jir.
Ninkaan da’da yar ayaa la shaqe...
Wednesday, March 18, 2020
-
Dawladda Farmaajo Oo Garab Ku Siinaysa Puntland Weerar Lagu Qaado Somaliland
Garoowe(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa maamul-goboleedka Puntland u ballan-qaadday inay ku garab-taagan tahay wax ay ku tilmaantay “La soo-noqoshada iyo dib u soo celinta...
Wednesday, March 18, 2020
-
“Masuul Sare Oo Dowlada Soomaaliya Ka Tirsan Oo Hargeysa Ka Degay …”Cali Xaraare”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Masuul Sare Oo Dowlada Soomaaliya Ka Tirsan Oo Hargeysa Ka Degay …”Cali Xaraare"Daawo Muuqal
https://youtu.be/UptoDXBUw5M?t=1
Berb...
Wednesday, March 18, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Taliyihii Sirdoonka Somaliland Ee Gobolka Sool.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka hadlay dilka taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool oo xalay lagu dilay magaalada laascanood
Madaxwayne biixi ayaa si kulul ucanbaareeyay dilka iyo kii ka horeeye...
Wednesday, March 18, 2020
-
Xisbiga Ucid Oo Magacaabay Gudida Kala Xulista Murashixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga cadalada iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa magacaabay gudida kala xulista murashixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ee doorashada soo socota
https://youtu.be/ZLl2-3cz2W0?t...
Wednesday, March 18, 2020
-
Halkan Ka Akhriso Qodobada Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco
Burco(Berberatoday.com)-Qoddobo ka mid ah go'aammadii ka soo baxay shirkii labada beelood ee Habarjeclo iyo Garxajis ee ka socday Burco:
1- Xukuumadda Somaliland waa in ay dhaqangalisaa ku dhaqanka shareecada islaamka.
2- Go...
Wednesday, March 18, 2020
-
Haayada Shaqaalaha Jsl Oo Shaacisay In La Joojinayo Nidaamka Xaadiriska Shaqaalaha Ee Finger Printanka Iyo Awaamiir Kala Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus.
Hargeysa(Berberatoday.com0-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa shaacyay amaamiir culus oo lagaga hortagayo xanuunka corona virus kuwaasi oo lagaga dhaqmi doono xarumaha dawlada.
Qoraal kasoo bay haayada shaqa...
Wednesday, March 18, 2020
« Previous Page — Next Page »