-
Cabdillaahi-Jawaan Muxuu ka yidhi Go’aanka Madaxweyne Biixi ku Diiday Codsi UCID iyo Buuxinta Guddiga Doorashada?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa ka hadlay Waxa Sharcigu ka qabo go’aanka Madaxweynaha Somaliland ku Diiday Codsi Xisbiga UCID kaga dalbaday inaanu Aqbalin Iscasilaadda Xubintoodii Guddiga ...
Wednesday, March 11, 2020
-
Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Haayadaha UNHCR Iyo NRC Kala Wareegay 156 Guri Oo Dad Danyara Loo Dhisay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Haayadaha UNHCR Iyo NRC Kala Wareegay 156 Guri Oo Dad Danyara Loo Dhisay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/-8S1cDo58Eo
...
Tuesday, March 10, 2020
-
Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Masriya Oo Sife Sharcidaro Dalka Uga Dhoofinaayay Xayawaanka Caasha Badhida”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Masriya Oo Sife Sharcidaro Dalka Uga Dhoofinaayay Xayawaanka Caasha Badhida"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ruI2-ru22NU?t=164
...
Tuesday, March 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada Somaliland Sheegayna In Marka Dano Dhaqaale Jiraan Ay Soo Buuxiyaan Fadhiga.
Suldaan Salmaan Oo Xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso Heshiishyada maalgashi Ee Dalka, Kana fogaato In ay Marka waxay doonto ku kacdo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Axmed Colhaye (abu salmaan) oo kamid ah madaxd...
Tuesday, March 10, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Dib Ugu Celiyay Xisbiga UCId Xubintii Hore Isu Casishay Ee Komishanka Oo Marlaab Xisbigu Madaxtooyada Ugudbiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu xisbiga UCID dib ugu soo celiyay xubintii ay u magacaabeen guddiga doorashooyinka Md. Xasan Yuusuf Ducaale.
Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooy...
Tuesday, March 10, 2020
-
Madaxweyne Trump Oo Laga Baadhayo Xanuunka Coronavirus
USA(Berberatoday.com)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus xilli looga cabsi qabo dad uu xiriir la sameeyey.
Laba sharci-dejiye oo ka tirsan Aqalka Wakii...
Tuesday, March 10, 2020
-
Wargeyska Itoobiya Kasoo Baxa Oo Shaaciyay In Dawlada Itoobiya Si Rasmi Ah Ujoojisay Maalgashigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in si buuxda loo joojiyay maalgashigii 19% ee ay Itoobiya ku lahayd horumarinta iyo balaadhinta dekedda Berbera.
...
Tuesday, March 10, 2020
-
Damaca Xukuumada Madaxwayne Biixi Ee Ku Aadan Heshiishkii Shirkada Somcable, Ma Waxey Isu Baddeshay Sheekadii Good Iyo Abees! (Faallo).
Hargeysa(W,N)-Waxaa Labadii Maalmood ee u Dambeeyay, Caasimada Somaliland ee Hargeysa Goobaha lagu kulmo, Huteeladda Waaweyn, iyo guud ahaanba inta bar kulanka u ah Dadka Siyaasada iyo Isbadelka Somaliland falanqeeyaa ay si aad ah...
Tuesday, March 10, 2020
-
Maxaa Usabab Ah In Haweenka Lagu Qalo Ilamaha Xiliga Dhalmada Wakhtiyada Danbe”Daawo Muuqal Barnaamij Lagu Lafo Gurayo
Hargeyusa(Berberatoday.com)-Maxaa Usabab Ah In Haweenka Lagu Qalo Ilamaha Xiliga Dhalmada Wakhtiyada Danbe"Daawo Muuqal Barnaamij Lagu Lafo Gurayo
https://youtu.be/cqVlaxM5xcw
Berberat...
Tuesday, March 10, 2020
-
Shirweynihii 4aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Mudeeyay Iyo Gudidii Qabanqaabada Oo La Magacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbil Xaakimka Kulmiye ahna Madaxweynaha Jamahuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa mudeeyay islamarkaana Magacaabay Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye.
H...
Tuesday, March 10, 2020
« Previous Page — Next Page »