-
Falanqaynta”Heshiiska Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka, Doodaha Sharci Ee Ka Dhashay+Lafo-Gurka Wejiyadiisa Siyaasadeed!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi iyo labada guddoomiye xisbi mucaarad, ayaa khamiistii Hargeysa ku kala saxeexday heshiis siyaasadeed oo uu ka soo shaqeeyay ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga.
Heshiis...
Sunday, March 1, 2020
-
Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Tukaraq Iyo Kuwa Puntland Oo Madaafiic Isku Tuur Tuuray
Tukaraq(Berberatoday.com)-Xaalada Tukaraq Labada Ciidan Ee S/land & Puntland Oo Isku Tuur Tuuray Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.
Warar Hordhac ah oo laga helayo Deegaanka Tukaraq ayaa Sheegaya inuu Jiro Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ...
Sunday, March 1, 2020
-
Liverpool Oo Laga Jabiyay Recordkii Guuldaro La,aanta Iyo Watford Oo Afka Ciida Udartay
Watford(Berberatoday.com)-Rikoodhkii guuldarro la’aanta ahaa ee Liverpool ayaa caawa lasoo afjaray, kaddib markii ay guuldarro 3-0 ah kala soo kulantay kooxda Watford oo ay ku booqatay garoonka Vicarage Road, kulan qeyb ka ahaa ...
Sunday, March 1, 2020
-
Maxaa Keenay Xil Ka Qaadista Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga UCID?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida fulinta xisbiga ucid ayaa maanta shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen xoghayihii arimaha gudaha ee xisbiga maxamuud cali hayste ramaax kaasi oo ay ku eedeeyeen in uu jabiyay xeerarka xisbiga
Hadab...
Sunday, March 1, 2020
-
Doon Xoolo Somaliland Ah U Qaaday Imaaraadka Carabta Oo Dib Loogu Soo Celisay Dekedda Berbera+Ganacsadaha leh.
Berebera(Berberatoday.com)-Doon xoolo Somaliland ah bishii hore uqaaday dalka emaaraadka carabta ayaa dib loogu soo celiyay dekeda berbera kuwaasi oo tiradooda gaadhayso 3000kun oo neef oo adhi ah.
Xoolaha laga soo celiyay ...
Sunday, March 1, 2020
-
“Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Mucaaridka Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Iscasilaan”Siyaasi Madax Banaan C/qaadir Cali Obsiiye”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Mucaaridka Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Iscasilaan"Siyaasi Madax Banaan C/qaadir Cali Obsiiye"Daawo Muuqal
https://youtu.be/WK8QLs3h9yU?t=102
&...
Saturday, February 29, 2020
-
Hay’adda WHO oo Dingiin Culus Ka Soo Saartay Faafitaanka Corona-virus (COVID-19) iyo Cabsi Soo Korodhay
Dunida(Berberatoday.com)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa sheegtay in cudurka Coronavirus disease (COVID-19) oo si xawli ah u faafayaa uu saamayn karo, isla markaana laga cabsi qabo inuu dalalka Dunida oo dhan wada gaa...
Saturday, February 29, 2020
-
Heshiisyada Ku Wajahan Kahadalka Doorashada Somaliland, Go,Aan Kastaaba Wuxuu Hordhac U Yahey Caqabad Kale! Faallo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xiisada Khilaafka Doorashooyinka Somaliland Iyo Muranka Siyaasiga ah ee u dhexeeya Xisbiyada Mucaaridka ah oo muddo laba Sanadood iyo maalmo ah soo jiitamay ayey Shacabka Somaliland Niyad Jab weyn ka Muu...
Saturday, February 29, 2020
-
Xisbiga Ucid Oo Xilalkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Ramaax Cali Hayste Iyo Jiir Cali Madoobe Iyo Sababta Loo Cuskaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Ucid Oo Xilalkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Ramaax Cali Hayste Iyo Jiir Cali Madoobe Iyo Sababta Loo Cuskaday
Berberatoday.com...
Saturday, February 29, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Isku Muruxsaday Madal Buuga Warjire Lagu Soo Bandhigaayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Isku Muruxsaday Madal Buuga Warjire Lagu Soo Bandhigaayay
https://youtu.be/KEyTUfVSk...
Saturday, February 29, 2020
« Previous Page — Next Page »