-
Madaxweyne ku-xigeenka IRAN Oo Laga Helay Coronavirus
Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, Masoumeh Ebtekar, ayuu haleelay caabuqa coronavirus.
Sidaana waxa weriyey Maanta Wargeyska Dawladda Iran leedahay.
Iran ayaa ah waddanka uu ...
Friday, February 28, 2020
-
Culimada Somaliland Oo Si Caam Ah Khudbadihii Jimcaha ugaga Hadlay Sida Looga Digtoonaan Karo Halista Cudurka Corona Virus
Somaliland(Berberatoday.com)-Ka dib markii ay Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland isla eegeen halista Cudurka Corona Virus (Karona-fayras-ka) (Covic19) oo dunida si xawli ah ugu faaf...
Friday, February 28, 2020
-
-Boqor Buurmadow Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Khimaayo Qaranka,Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado.
Dubai(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow oo kamid madax dhaqameedka beelaha harbar jeclo ayaa eedihii ugu cuslaa ku miisay madaxwayne biixi kana soo horjeestay heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo xisbiyad...
Friday, February 28, 2020
-
Boqolaal Muhaajiriin Ah Oo U Talaabay Dhanka Yurub Kadib Markii Turkigu Xuduudaha Furay.
Ankara(Berberatoday.com)-Boqolaal kamid ah muhaajiriinta ku dhaqanka dalka turkiga ayaa utalaabay dhinaca qaarada yurub kadib markii dalka turkigu fasaxay xuduudaha uu la leeyahay qaarada yurub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Wa...
Friday, February 28, 2020
-
Hay,ada Shaqalaha Dawlada Somaliland Oo Mamnuucdey Qaadashada Shaqaalaha Ku Meel Gaadhka Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomyaha haayada shaqaalaha dawlada farxaan Aadan Haybe ayaa shaaciyay in ay mamnuuceen in haaydaha dawladu qaataan shaqaale ku meel gaadh ah
https://youtu.be/NTk3HslPMNI
&nbs...
Friday, February 28, 2020
-
“Xukunka Iyo Xukuumadaba Waa Loo Siman Yahay, Laakiin Haddii Xukuumadu Dadkii Kala Kaxayso, Waxay Soo Wadaa Waa Dagaal Sokeeye”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Ayaa ka hadlay halka ay marayso xaalada dalku iyo shacabkii qabyaalada loogu kala qaybiyay isagoo dawladda kula taliyay inuu sharcigu shaqeeyo.
...
Friday, February 28, 2020
-
“Furidii Ururada Siyaasada Ee Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhawaaqay Daaqada Ayay Ka Baxday Waxaana Lagu Heshiiyay in Doorashadii La Qabto”Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Furidii Ururada Siyaasada Ee Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhawaaqay Daaqada Ayay Ka Baxday Waxaana Lagu Heshiiyay in Doorashadii La Qabto"Cabdiraxmaan Ciro"Daawo Muuqal
https://youtu.be/PIik_jmlOTQ?t=39...
Thursday, February 27, 2020
-
“Dulaadku Waa Kaynu Kuwada Joogne Aan Kugu Soodhaweynayo Ileen Shalayba Waadigii Lahaa Waa Khaayin Dalka Khaayimay”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Faysal Cali Waraabe Ujawaabay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Dulaadku Waa Kaynu Kuwada Joogne Aan Kugu Soodhaweynayo Ileen Shalayba Waadigii Lahaa Waa Khaayin Dalka Khaayimay"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Faysal Cali Waraabe Ujawaabay"Daawo Muuqal
https:...
Thursday, February 27, 2020
-
Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda Somaliland oo Sharraxay Siduu Ku yimi Heshiiska Madaxweynaha iyo Xisbiyadu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka ahi ka gaadheen khilaafkii guddiga doorashada iyo qa...
Thursday, February 27, 2020
-
Wariye Axmed Siciid Cige Oo Kawar Bixiyay Buugiisa Warjire Uu Qoray Oo 28 February Maalinta Jimcaha Lagu Daahfuri Doono Hargeysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Axmed Siciid Cige Oo Kawar Bixiyay Buugiisa Warjire Uu Qoray Oo 28 February Maalinta Jimcaha Lagu Daahfuri Doono Hargeysa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/argIk2QPt6E?t=156
...
Thursday, February 27, 2020
« Previous Page — Next Page »