|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Nuxurka Heshiiska Xisbiyada Somaliland Wada Gaadheen Oo Faahfaahsan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Nuxurka Heshiiska Xisbiyada Somaliland Wada Gaadheen Oo Faahfaahsan
https://youtu.be/7Fms7fJ8wCI?t=129
Berberatody.com...
Thursday, February 27, 2020
-
Bangiga Horumarinta Afrika Oo Ansixiyay $122 Milyan Oo Lagu Taageerayo Deyn Cafinta Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Bangiga Horumarinta Afrika iyo Sanduuqa maalgalinta Afrika ayaa ansixiyay $ 122.55 milyan, si Soomaaliya lagaga nadiifiyo deymaha lagu leeyahay, taas oo wadada u xaadheysa in Bangiga adduunku uu furo fur...
Thursday, February 27, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad Oo Heshiis Ka Gaadhay Murankii Doorashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad Oo Heshiis Ka Gaadhay Murankii Doorashada
https://youtu.be/xMooqLu6D64?t=249
...
Thursday, February 27, 2020
-
“Dumarka Murashaxiinta Way U Wanaagsan Tahay Habsan Ka Qabsoomida Doorashooyinka”..Luul Xasan Matan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Luul Xasan Mataan ayaa ka hadashay qabsoomida doorashooyinka Somaliland, iyadoona sheegtay in Haweenka murashaxiinta ay u wanaagsan tahay habsanka qabsoomida doorashooyinka.
Halkan Hoose Ka Daaw...
Thursday, February 27, 2020
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Ismaaciil Bubaa Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Hadlay Ay kamid Yihiin muranka Doorashooyinka,Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland kana tirsan xisbiga wadani ayaa lalayeeshay waraysi xasaasiya kaasi oo uu kaga waramay xaalada dalka muranka xukuumada iyo xisbiyada m...
Thursday, February 27, 2020
-
Maxamed Citiraaf Doon Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Horumarka Berbera Ka Hanaqaaday Iyo Xaalka Hargeysa Siduu Yahay Baaqna Udiray Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamed Citiraaf Doon Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Horumarka Berbera Ka Hanaqaaday Iyo Xaalka Hargeysa Siduu Yahay Baaqna Udiray Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/HXEDJVsVe...
Thursday, February 27, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay War-saxaafadeed Ay Soo Saareen Qarama Midoobay Iyo Beesha Caalamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay wadjir u soo saareen Xafiiska Qarammada Midoobay iyo daneeyeyaasha caalamka ee Soomaaliya.
Xukuumadda Somaliland waxa ay c...
Thursday, February 27, 2020
-
“Dawladdii Siyaad Barre, Teelo Inoomay Dhigan, Ee Shacabkeenii Maatida Ahaa Ayey Xasuuqday, Dhib Joogto Ahna Ku Haysay”Muj Cabdisalaan Turki.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdisalaan Maxamuud Jaamac (Cabdisalaan Turki),ayaa sheegay in halgankii ay dalka dib loogu xoreeyey, in aanu midho dhalkiisu ahayn in dib loogu noqdo Somaliya, balse ujeedada halgankoodu ahaa ...
Thursday, February 27, 2020
-
Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Dhammaan Duulimaadyada Wadamada Coronavirus Ka Dilaacay.
Dubai(Berberatoday.com)-Imaaraadka Carabta Ayaa Hakiyey Dhamaan Duulimaadyada taga iyo kuwa ka yimaadan Iran ugu yaraan Todobaad, kadib markii caabuqa xanuunka coronavirus uu ku faafay dalal badan oo bariga dhexe ka tirsan oo ka y...
Thursday, February 27, 2020
-
Ciidamada Somaliland Qaranka Somaliland Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaal Maanta Dhex Maray Ciidamada Maamulka Puntland
Yubbe(Berberatoday.com)-Subaxdii hore ee Saaka waxa dagaal deegaanka Kadhada ee Sanaag-bari uu Dagaal ku dhex maray Ciidammada Somaliland ee halkaa ku sugan iyo kuwa Maamul-gobolleedka Puntland.
War-saxaafadeed ka soo baxay Cii...
Wednesday, February 26, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|