-
Daawo Muuqalka”Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Weerar Gaadmo Ah Oo Loo Geystay Wariye Axmed Siciid Maxamed Hayadaha Sharcigana Ugu Baaqay Inay Ninkii Falkaa Geystay Sharciga La Horgeeyo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Weerar Gaadmo Ah Oo Loo Geystay Wariye Axmed Siciid Maxamed Hayadaha Sharcigana Ugu Baaqay Inay Ninkii Falkaa Geystay Sharciga La Horgeeyo
...
Saturday, February 8, 2020
-
Daawo Muuqalka”Nin Somaliland Madaxbanaanideeda Taageeray Oo Usharraxan Madaxweynaha Dalweynaha Maraykanka
USA(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Nin Somaliland Madaxbanaanideeda Taageeray Oo Usharraxan Madaxweynaha Dalweynaha Maraykanka
https://youtu.be/iDasYaHjqGk?t=2
Be...
Saturday, February 8, 2020
-
“Xisbiyadu Qeylada Ha Dayaan Waxba Iskama Bedelayaan Muddo Kordhinta Golaha Guurtida ..”Gudoomiye Saleeban Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Xisbiyadu Qeylada Ha Dayaan Waxba Iskama Bedelayaan Muddo Kordhinta Golaha Guurtida ..”Gudoomiye Saleeban Maxamud Aadan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/W0iiIPjz6H4
...
Saturday, February 8, 2020
-
Cabdirashiid Janan Oo Ka Warramay Qaabkii Uu Xabsiga Muqdisho Uga Soo Baxsaday
Kismanyo(Berberatoday.com)-Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdin...
Saturday, February 8, 2020
-
Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Kaga Hor Tagayso Cudurka Coronavirus.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo ay kaga horgayso Cudurka Coronavirus ee dalka China faraha baas ku haya oo wadamo badan ay ka cabsi qabaan in uu kusoo Fido.
Maxadka Arimaha Caaf...
Saturday, February 8, 2020
-
Madaxweynaha Shiinaha Oo Ku Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Xanuunka Coronavirus
China(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku dhawaaqay in dadka ay qaadaan dagaal ka dhan ah xanuunka Fayrus-ka Corona, kaas oo dhimashada uu dhaliyay ay sii kordheyso maalinba maalinta ka dambeysa.
Wa...
Saturday, February 8, 2020
-
“Marka Uu Leeyahay Cabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo, Waa Ayo Cida Uu Ushaqaynayaa”Siyaasi Muxiyadiin. G
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo kamid aqoonyahan usharaxan doorashado golaha wakiilada ee wakhtigii ay qabsoomi lahayd wali lagu muransan yahay ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan xubnaha komis...
Saturday, February 8, 2020
-
Daawo Muuqalka”Abwaankii Sameeyay Heesta“Danyar Ooyaysaa Tidhi Masaakiin Ildaran Oo Arxadan Doonaysaan Ahay”Iima Tudho Ganacsade Oontiiyo Daruurigu Inta Ay Marayaan Arag Dawladaydaay”Oo La Hanjabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Abwaankii Sameeyay Riwaayadii Lagu Soo Bandhigay Sanad Guuradii Ciidanka Qaranka Oo Sheegay In Loo soo Hanjabay.
Daawo Muuqalka"Abwaankii Sameeyay Heesta“Danyar Ooyaysaa Tidhi Masaaki...
Friday, February 7, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Ka Diyaariyay Dhibaatada Qabyaaladu Ku Hayso Bulshada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Cabdisalaan Hereri oo ka mid Rugcadaayada Warbaahinta Somalida ayaa Barnaamij ka diyaariyay Dhibtaada Shacabka somaliland Ay ku hayso Qabyaaladu.
Wariye hereri ayaa dhibta Qabyaalada Warays...
Friday, February 7, 2020
-
Tahriibayaal Caruuri Kujirto Tiradoodu 90 Kor Udhaaftay Oo Laga Soo Badbaadiyay Xeebaha Ingiriiska
UK(Berberatoday.com)-Sagaashan tahriibayaal oo ay carruur ku jiraan ayaa lagu soo badbaadiyey xeebaha dalkaasi Ingiriiska.
Siddeed doomood oo kuwa yaryar ayaa soo gaaray biya xireenka Dover, mid ka mid ah doomahaasina ay sidday...
Friday, February 7, 2020
« Previous Page — Next Page »