-
Mareykanka Oo Sheegay Inuu Dilay Hogaamiye Sare Oo Alqaacida Katirsan
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed.
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim al-Raymi, oo kooxdaas hogaamina...
Friday, February 7, 2020
-
Aqalka Senate-Ka Oo Laalay Dacwaddii Loo Haystay Trump
Washington(Berberatoday.com)-Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xibisga Jamhuuriga ayaa Arbacadii cod u qaaday kaddibna laalay labadii dambi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump.
Xubnaha Aqalka Wakiillada ee d...
Friday, February 7, 2020
-
“Danyar Ooyaysaa Tidhi Masaakiin Ildaran Oo Arxadan Doonaysaan Ahay”Iima Tudho Ganacsade Oontiiyo Daruurigu Inta Ay Marayaan Arag Dawladaydaay”Kooxda Fanaaniinta Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Danyar Ooyaysaa Tidhi Masaakiin Ildaran Oo Arxadan Doonaysaan Ahay"Iima Tudho Ganacsade Oontiiyo Daruurigu Inta Ay Marayaan Arag Dawladaydaay"Kooxda Fanaaniinta Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka"Daawo Muuqal...
Friday, February 7, 2020
-
Cudurka Coronavirus Oo Faraha Kasii Baxaya Kuna Faafaya Guud Ahaan Dalka Shiinaha
China(Berberatoday.com)-Cudurka Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa faraha kasii baxaya, ayada oo dhimasha ay gaadhay 563 qof, halka kumanaan kale ay la il-daran yihiin, duniduna ay ka argagaxsan tahay.
In ka badan ...
Friday, February 7, 2020
-
“Gobonimadayada Ma Iiibin Karno Laakiin Magdhaw Waanu Siin Doonaa DP World”Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay”Daawo Muuqal
Jabuuti(Berberatoday.com)-"Gobonimadayada Ma Iiibin Karno Laakiin Magdhaw Waanu Siin Doonaa DP World"Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/fdQEieU21AM?t=32
 ...
Friday, February 7, 2020
-
Arimaha Ay Ka Wada Hadleen Ra’iisul Wasaaraha Israel Iyo Hoggaamiyaha Dalka Sudan Oo La Shaaciyey
Khartoum(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Sudan ayaa maanta sheegay in hoggaamiyaha dalkaas Jeneral Abdel Fattah al-Burhan uusan ra’iisul wasaaraha Israel u ballan-qaadin “hagaajinta xiriirka” labada dal.
Al-Burhan, oo ...
Friday, February 7, 2020
-
Dawlada Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Wada Shaqaynta DF Somaliya Iyo Maamul Goboleedyada!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada Mareykanka Ayaa war kasoo saartay Wada Shaqaynta dawlada fadaraalka Somaliya iyo maamul goboleedada xubnaha ka ah ee shanta ah iyadoo ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo i...
Thursday, February 6, 2020
-
“Dhalinyaradi Wax Baratay Ee Reer Somaliland Waxay Tageen Dalka Soomaaliya Sababtuna Waa Qabyaalada Iyo Kala Qoqobka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Dhalinyaradi Wax Baratay Ee Reer Somaliland Waxay Tageen Dalka Soomaaliya Sababtuna Waa Qabyaalada Iyo Kala Qoqobka"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ywBxm2LWIxk?t...
Thursday, February 6, 2020
-
Daawo Muuqalka”Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Soo Noolayn Lahaa Taariikhdii Daraawiishta Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
“Waxaanu Doonaynaa In Somaliland Laga Xuso Taariikhdii Daraawiishta, Si loo Mideeyo Taariikh Umada Somaliland Wada Leedahay”Wasiir Koore.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan lagu lafo Gurayay sidii loo soo noolayn lahaa Taarik...
Thursday, February 6, 2020
-
Daawo Muuqalka”Cabdillaahi Jawaan Oo Falanqeeyn Iyo Faalo Ka Bixiyay Arrinta Cakiran Ee Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cabdillaahi Jawaan Oo Falanqeeyn Iyo Faalo Ka Bixiyay Arrinta Cakiran Ee Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland
https://youtu.be/uzKy6YlLsdY
...
Thursday, February 6, 2020
« Previous Page — Next Page »