-
Warbaahinta Ruushka Oo Ka Faallootay Somaliland Iyo Isataraatajiga Dalkeeda
Moscow(Berberatoday.com)-Warbaahinta Dalka Ruushka ayaa maalmihi u dambeeyay si weyn u baahinaysa wararka sheegaya in dalka Ruushku uu indhaha ku hayo magaalada Isataraatajiga ah ee Berbera oo uu doonayo inuu ka samaysto saldhig...
Thursday, February 6, 2020
-
Yasiin Dhamac Mayarkii Hore Ee Degmada Madheera Oo Golaha Deeganka Berbera Ku Aamaanay Waxqabadka Iyo Horumarka Ka Hirgalay Guud Ahaan Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Yasiin Dhamac Mayarkii Hore Ee Degmada Madheera Oo Golaha Deeganka Berbera Ku Aamaanay Waxqabadka Iyo Horumarka Ka Hirgalay Guud Ahaan Gobolka Saaxil"Daawo Muuqal
https://youtu.be/K31M2Xq7AnE...
Thursday, February 6, 2020
-
Hindiya”Hooyo Timaheeda U Iibisey Sidii Ay Ubadkeedu Cunto U Heli Lahaayeen! H
Hindiya(Berberatoday.com)-Hooyo udhalatay dalka Hindiya ayaa duruufaha nolosha awgeed u iibisay timaheeda si ay caruurteedu u hesho cunto ay cunaan.
Hooyada ayaa waxay hore uwayday saygeedii kadib markii uu ku guuldaraystay...
Thursday, February 6, 2020
-
Dawlada Somaliya Oo Digniin U Dirtay Dhigeeda Kenya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliyaa ayaa ku eedeysay Kenya inay waddo tallaabooyin ay ku faragelineyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya.
Waxay dowladda sheegtay in Kenya ay ” faragelin siyaasadeed iyo mid amni ay ka ...
Thursday, February 6, 2020
-
Nancy Pelosi Oo Madaxweyne Trump Hortiisa Ku Jeexday Warqadii Khudbadiisa Ay Ku Qornayd
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo aqalka Kongreska kahor jeediyay khudbadiisa sanadlaha ayaa waxaa uu kaga hadlay waxyaaba badan oo ay kamid tahay dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda Mareykanka.
Warba...
Wednesday, February 5, 2020
-
“Anigu Isma Casilayo Lacagina Xilka Aan Qaranka Uhayo Ee Lay Dhaariyay Ma Goyso”Gudoomiyaha Komishanka Lagu Muransanyahay Cabdirashiid Riyo Raac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Komishanka Lagu muransanyahay ee doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac oo dalka debediisa kasoo laabtay galabta ayaa mar uu uwaramaayay Tv-ga Sahan waxa uu sheegay inaanu iscasilay...
Wednesday, February 5, 2020
-
Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Sicir-babarka Iyo Kor Ukaca Shilinka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) oo maanta hortagay guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada, ayaa sheegay in guddida Wakiilada ay siiyeen daraasadd Baanka dhexe e...
Wednesday, February 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka Iyo Mayarka Berbera Oo Goob Joog Ahaa Itaxaan Laga Qaadayay Dhalinyaro Utartamaysay Shaqada Dabdamiska Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka Iyo Mayarka Berbera Oo Goob Joog Ahaa Itaxaan Laga Qaadayay Dhalinyaro Utartamaysay Shaqada Dabdamiska Berbera
https://youtu.be/4YlIxz9SFm0...
Wednesday, February 5, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Joojisay Ka Ganacsiga Gaadiidka Dab-demiska Iyo Shuruud Lagu Xidhay
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa soo saaray Wareegto Wasiir oo uu ku mamnuucday ka ganacsiga Gaadiidka Dab-demiska, isla markaana waxa uu shuruud ku xidhay cidda soo...
Wednesday, February 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe Oo Bilad Sharaf Ka Turjumaysa Waxqabadka Gudoonsiiyay Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe Oo Bilad Sharaf Ka Turjumaysa Waxqabadka Gudoonsiiyay Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin
https://youtu.be/GtjJsA0ttk0
&...
Wednesday, February 5, 2020
« Previous Page — Next Page »