-
Midowga Yurub Oo Diiday Qorshaha Nabada Ee Bariga Dhexe Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midowga Yurub ayaa diiday qeybo ka mid ah qorshaha Mareykanka ee nabadda Bariga Dhexe, ayaga oo sheegay inuu burinayo “qaacidooyinka caalamiga ah ee la isku raacsan yahay,” islamarkaana dhul kasta oo...
Wednesday, February 5, 2020
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Fariin Udiray Gaadhadhka Xaafadaha Iyo Suuqyada Magaalada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa amaro kala duwan dul dhigay gaadhadhka xaafadaha ilaaliyaha iyo suuqa magaalada hargaysa
Qoraal kasoo baxay xafiiska maayarka caasimada ayaa awaamiir lagu faray gaadhk...
Wednesday, February 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska.
Bristol(Berberatoday.com)--Wafti Balaadhan oo ka socda xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka ingiriiska.
Waftigan oo iskaga kala yimid qaarada yurub iyo xubno ...
Wednesday, February 5, 2020
-
Dawo La Sheegay In Loo Helay Cudurka Dunida Cabsi Geliyay Conorvirus
Dawo La Sheegay In Loo Helay Cudurka Dunida Cabsi Geliyay Conorvirus
https://youtu.be/9EGXjmd6pbk?t=45
Berberatoday.com...
Tuesday, February 4, 2020
-
Dad Aroos Usocday Oo Ay Miino Kula Qaraxday Qobolka Jubbada Hoose
Dhoobley(Berberatoday.com)-Inta la xaqiijiyay Afar ruux ayaa ku dhimtay Lix kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kaddib markii miino ku qarxday gaadhi ay la socdeen xili marayeen waddada isku xidha degmooyinka Afmadow iyo Dhoobley ee g...
Tuesday, February 4, 2020
-
Madaxweynihii Hore Ee Kenya Danial Arab Moi Oo Nairobi Ku Geeriyooday Iyo Taariikhdiisa
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arab Moi ayaa geeriyooday, ka dib muddooyinkii danbe xanuun asiibay ujiifay waxaana ku dhawaaqay Geerida Madaxweyne Moi Madaxweynaha hadda ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta....
Tuesday, February 4, 2020
-
Dhagayso”Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Cabdirashiid Riyo Raac Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlaya!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha komishanka lagu muransan yahay Cabdirashiid Riyo raac ayaa laga helay cod sir kaasi oo uu kaga waramayo arimo xasaasiya islamarkaana uu si qaawan u weerarayo xisbiyada mucaaridka Iyo Beelaha ...
Tuesday, February 4, 2020
-
“Ma jirto Meel Ay Ku Qoran Tahay In Wadanka Hal- Qoomiyad Oo Kaliya Siyaasi U Tahay”Madaxwayne Mustafe Cagjar.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar) ayaa sheegay in wadanka ismaamulka somalida aanu ahayn mid qoomiyad kali ahi siyaasadiisa jaan goyso balse uu yahay da...
Tuesday, February 4, 2020
-
7 Ruux Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Kadhacay Wada Burco Inta Udhaxaysa Galoolay Iyo Karaksharka
Burco(Berberatoday.com)-Alle Ha unaxariistee 7 qof ayaa ku Geeryooday Shilka Gaadhi Nooca Noohada loo yaqaan ah oo ku Dhacay Degaanka Karasharka ee udhaxeeya Burco iyo Degmada Sheekh.
Cisbitaalka wayn ee Burco ayaa lasoo Gaadhs...
Tuesday, February 4, 2020
-
Iscasilaada Xubinta Komishanka Muranku Ka Taagnaa, Malaga Yaabbaa In Madaxweyne Muuse Biixi Ay Kawada Socdaan Si Komishanka Loo furfuro?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xasan Yuusuf Ducaale,oo ah Xubintii Xisbiga Ucid ee hore uga mid noqdey Lixda Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka wakhtigan lagu muransan yahey, ayaa galinkii Dambe ee Maanta Warbaahinta ku shaaciyay ...
Tuesday, February 4, 2020
« Previous Page — Next Page »