-
“Cabdirashiid Janan Ha La Qabto ..”Hay’adda Amnesty International
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla markaana ay u gudbiso dawladda Soomaaliya ...
Tuesday, February 4, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu golahooda ka difaacay inay caqabad ku yihiin qabsoomida doorashooyinka Somaliland, isagoona sheegay in...
Monday, February 3, 2020
-
Ethiopian Airlines Oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Duulimaadyada China
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Shirkada Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa diiday inay joojiso duulimaadyada ay iskaga kala gooshto dalka Ethiopia iyo Shiinaha, xili dhawr shirkadood oo waaweyni oo aduunka ahi ay hakiyeen duuli...
Monday, February 3, 2020
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Ismaaciil Jiheeye Oo Madaxweynaha Xasuusiyay Sarkaal Mudan In La Siiyo Bilad Geesi
Hargeysa(berberatoday.com)-Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye) oo ka mid ah Abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley biladihii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Siiyay qaar ka mid ah Saraak...
Monday, February 3, 2020
-
Daawo Muuqalka”Shahaado Sharafyo La Gudoonsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino Baadhista Ee Hallo Trust
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa maanta shahaado sharafyo ku maamuusay Ciidamada qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino baadhista ee Hallo Trust, kuwaasi oo ka qayb qaatay hasha Biyo balaadhinta ...
Monday, February 3, 2020
-
Boorama”Xiisada Ka Dhalatey Eedii Badhasaabka Culimadu Ujeedisay Oo Shacabka Kicisey Iyo Dhaqdhaqaaq Cusub Oo Ka Dhex Bilaabmey Golaha Deegaanka!
Boorama(Berberatoday.com)-Guud ahaanba Shacabka ku nool Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, ayaa Aragti isku mid ah ka qaatey eedii Jimcihii Toddobaadkii hore loo jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali(...
Monday, February 3, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xubin Kamida Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Iscasilay Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xubin Kamida Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Iscasilay Iyo Sababta
https://youtu.be/bJ8xVC5pFNY?t=7
Berberatoday.com...
Monday, February 3, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Oo Kulankii Sanadlaha Ahaa La Qaatay Shaqaale Weynaha Dawlada Hoose Iyo Abaalmarino Isugu Jira Shahaado Sharafyo Iyo Jeegag Lacag Ah Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2019-ka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Oo Kulankii Sanadlaha Ahaa La Qaatay Shaqaale Weynaha Dawlada Hoose Iyo Abaalmarino Isugu Jira Shahaado Sharafyo Iyo Jeegag Lacag Ah Gudoonsiiyay Shaqaal...
Monday, February 3, 2020
-
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif Oo Sheegay In Magaalada Muqdisho Ay Al Shabaab Ka Taliso.“
“Shabaab Iyada Ayaa Magaalada Muqdisho Ka Talisa, Dawladu Kama Taliso”Sheekh Shariif.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed oo ka hadlayay munaasibad ayaa ka waramay marxaladi...
Monday, February 3, 2020
-
“Xanuunka Dalka Shiinaha Ka Dilaacay Waa Cuqubadii Ay Ka Galeen Muslimiinta Dalkaas Ku Nool Ee Ay Nolosha Ku Ciqaabeen Waana Cudur Allah SWT Ku Kibir Jabinayo Gaalada”Sheekh Jaamac Wadaad”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Xanuunka Dalka Shiinaha Ka Dilaacay Waa Cuqubadii Ay Ka Galeen Muslimiinta Dalkaas Ku Nool Ee Ay Nolosha Ku Ciqaabeen Waana Cudur Allah SWT Ku Kibir Jabinayo Gaalada"Sheekh Jaamac Wadaad"Daawo Muuqal
...
Monday, February 3, 2020
« Previous Page — Next Page »