Somaliland: Maxaabista Jeelasha Ku Jira Oo Aan La Siin Cunto Ku Filan
Hargeysa(berberatoday.com)-Komiishanka Xuquuqal Iinsaanka ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladaha ay ku sugan yihiin iyo tirada guud ee Maxaabiista ku xidhan guud ahaan Xabsiyada dalka. Komishanka Xuquuqal iinsaanka So...
Dawladda Xamar Oo Sheegtay In Badaha Somalia Sun Lagu Daadiyey
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamka Soomaaliya (Axmed Ciise Cawad) ayaa sheegay in qiraal loo hayo in badda Soomaaliya lagu daadiyay sun, xilli uu la hadlayay warbaahinta qaranka.
Wasiir...
Real Madrid Oo Guul Cajiib Ah Ka Gaadhay Dhigeedda Atletico Madrid
Madrid(Berberatoday.com)-Real Madrid ayaa guul dirqi ah kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Qeybta hore ee ciya...