-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Xuska Asaaska Sanad Guurada 26aad Ee CiIdanka Qaranka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Xuska Asaaska Sanad Guurada 26aad Ee CiIdanka Qaranka Somaliland
https://youtu.be/GsM2ayz_X2A?t=3
...
Sunday, February 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xasaanada Ka Qaado Badhasaabka Gobolka, Sharciga La Horkeeno.
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul balad Magaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa hadlay xaalad cakiran oo ka dhex aloosan badhasaabka gobolka awdal iyo culimada magaalada kadib markii ay badhasaabka ku eedeeyeen...
Sunday, February 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Barnaamij Lagu Lafagurayo Kufsiga Loo Geysto Caruurta Yaryar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hordhaca Barnaamij Lagu Lafagurayo Kufsiga Loo Geysto Caruurta Yaryar
https://youtu.be/OJsg-viKm60?t=81
Berberatoday.com...
Sunday, February 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Taariikhda Aas Aaska Ciidamada Qaranka Jsl Iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan kaga bogo barnaamij lagu lafo gurayo taariikhda aas aaska cidamada qaranka jamhuuriyada somaliland iyo marxaladihii kala duwan ee ay soo mareen mudadii ay somaliland jirtay iyo xukuumadihii u ...
Sunday, February 2, 2020
-
Dalka Britain Oo Sirasmiya Uga Baxay Midawga Yurub
London(Berberatoday.com)-Dalka Britain oo mudo 40 Sanadooda kamida ahaa Dalalka Midawga Yurub ayaa habeenkii xalay markay Saacadu ahayd 12 Habeenimo ku dhawaaqay inay sirasmiya uaga baxeen Midawga Yurub.
https://youtu...
Saturday, February 1, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Safiirka Midowga Yurub Nicolas Berlanga Martinez Oo Kulana Wada Qaatay Iyo Waxay Kawada Hadleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez
Waxaana kulankaasi lagaga wada ...
Saturday, February 1, 2020
-
Mareykanka Oo Sheegay In Ay Dan Ugu Jirto Cudurka Coronavirus
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha maaliyadda ee dalka Mareykanka, Wilbur Ross ayaa sheegay in caabuqa dilaaga ah ee ka dilaacay dalka Shiinaha, haatanna ku faafay dalal badan oo caalamka laga yaabo in uu u wanaagsan yahay dhaqalaaha...
Saturday, February 1, 2020
-
“Anigu Qof Muslim Ah Ayaan Ahay Diinta Ma Caayin Sheekh Xasan Deheeyana Alshabaab Ayuu Xidhiidh La Leeyahay”Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-"Anigu Qof Muslim Ah Ayaan Ahay Diinta Ma Caayin Sheekh Xasan Deheeyana Alshabaab Ayuu Xidhiidh La Leeyahay"Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali"Daawo Muuqal
https://youtu.be/BvQB...
Saturday, February 1, 2020
-
Aqoonyahano Iyo Wax-garad Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Dalka Warqad Furan Kula Dardaarmay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Magacyadooda
Xubno aqoonyahano iyo abwaano ah ayaa baaq kasoo saaray xaalada dalka iyagoo taloooyin wax ku ool ahna usoo gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Baaqa iyo talooyinkaas oo ay aqoonyahanku kusoo gu...
Saturday, February 1, 2020
-
”Anigu Is Casili Maayo Kursiga na Waa La Kala Riixdaa Ee Ninkii Iga Riixan Karaa Ha Yimaado …”Gudoomiye Saleebanka Guurtida”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Anigu Is Casili Maayo Kursiga na Waa La Kala Riixdaa Ee Ninkii Iga Riixan Karaa Ha Yimaado …”Gudoomiye Saleebanka Guurtida"Daawo Muuqal
https://youtu.be/1RPmUHpXGCE
 ...
Saturday, February 1, 2020
« Previous Page — Next Page »