-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Beeniyay Shax Lagu Sheegay Sida Mashruuca SDF Loogu Qaybiyay Gobolada.
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada qorshaynta somaliland xasan gaafaadhi ayaa muuqal uu iska soo duubay ku beeninyay jaantus maalmihii udanbeeyay baraha bulshada dhex wareegayay oo lagu sheegay sida gobolada dalka loogu ...
Saturday, February 1, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Maaliyada Dr Sacad Cali Shire Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaas Maxamed Cabdi Guraxan Oo Kormeeray Dekeda Iyo Kastamka Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Maaliyada Dr Sacad Cali Shire Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaas Maxamed Cabdi Guraxan Oo Kormeeray Dekeda Iyo Kastamka Berbera
https://youtu.be/6_18AVCx2n0
...
Saturday, February 1, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Gobolka Saaxil Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Iskacasilay Xisbigaas Siyaasadana Sheegay Inuu Ka Nasan Doono Mudo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Gobolka Saaxil Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Iskacasilay Xisbigaas Siyaasadana Sheegay Inuu Ka Nasan Doono Mudo
https://youtu.be/tD9i-dtIb5w
&n...
Saturday, February 1, 2020
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Xasan Deheeye Oo Gudoomiyaha Gobolka Awdfal Ku Eedeeyay Inuu Diinta Caayay Xukunkiisuna Dilyahay
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Xasan Deheeye Oo Gudoomiyaha Gobolka Awdfal Ku Eedeeyay Inuu Diinta Caayay Xukunkiisuna Dilyahay
https://youtu.be/u1euql6w3ag
B...
Saturday, February 1, 2020
-
Muslimiinta Ku Nool Caasimada Itoobiya Oo Qaaday Talaabo La Yaab Leh Iyo Qadarka Dhaqaale Ay Ururiyeen Dhisme Masaajid.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Muslimiinta ku nool caasimada dalka itoobiya ee Adis ababa ayaa maanta salaadii jimce ku talaabsaday arin soo jiidatay indhaha muslimiinta caalamka iyagoo iska ururiyay lagac kor udhaafaysa 14milyan o...
Saturday, February 1, 2020
-
Warbixin”Tirada Maxaabiista Somaliland Ku Xidhan Iyo Xaaladda Saldhiyada Booliska!
Hargeysa(Berberatoday.com)-War-bixin dheer oo ay soo saareen komiishanka xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa lagu faahfaahiyey xaaladaha ay ku sugan yihiin Maxaabiista ku xidhan guud ahaan Xabsiyada Somaliland.
Komiishanka Xuquu...
Friday, January 31, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Cadaadis Lagu Saaray Kala Dirista Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mr. Nicolás Berlanga oo socdaal ku jooga Magaaladda Hargeysa, ayaa kulamo la qaatay hoggaamiyeyaasha xisbiyadda Mucaaridka UCID iyo WADDANI.
Kulamaddan oo ...
Friday, January 31, 2020
-
Taliye Kuxigeenkii Hore Ee Booliska Somaliland Sarreeye Guuto, Faarax Maxamed Mire Oo Dhaawac Kasoo Gaadhay Gaadhi Ku Jiidhay Magaalada Helsinki Dalka Finland
Helsinki(Berberatoday.com)-Waxa shalay gaadhi ku jugeeyey Caasimadda Finland Helsinki Qaybta Bariga ee loo yaqaan Itakeskus Taliye ku xigeenka hore Booliska Somaliland Sarreeye Guuto, Faarax Maxamed Mire oo waxyeelo ka soo gaadhay...
Friday, January 31, 2020
-
Haayada Caafimaadka Aduunka Ee WHO Oo Digniin Kasoo Saartay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Shiinaha Ka Dilaacay
FARIIN CAAFIMAAD.
Haayada caafimadka aduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in xanuunka Coronavirus yahay Public health emergency oo khuseeya caalamka oo dhan.
lix dan qodob waa sida aad iskaga ilaalin karto adi iyo caruu...
Friday, January 31, 2020
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Markab Dushii Kullan Kula Yeeshay Safiirka Midowga Yurub+Daawo Sawiro
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa maanta kormeer iyo booqasho ugu tegay Markab kamida kuwa Ilaalad...
Friday, January 31, 2020
« Previous Page — Next Page »