-
Daawo Muuqalka”Hooyo Somaliyeed Oo 84 Sano Jirta Oo Quraanka Xafidsan Qeyb Kamida Lana Saaxiib Ah Kitaabka Alle Oo Mafkasta Akhrida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hooyo Somaliyeed Oo 84 Sano Jirta Oo Quraanka Xafidsan Qeyb Kamida Lana Saaxiib Ah Kitaabka Alle Oo Mafkasta Akhrida
https://youtu.be/EJ56rwMNTmI?t=4
&n...
Friday, January 31, 2020
-
Ucid Oo Soo Bandhigay Dad Xukuumaddu Xidh-xidhay Ee Isugu Jiray Siyaasiyiin, Saxafiyiin Iyo Shacab
Hargeysa(Berberatoday.com)-Yuusuf Kayse oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ee Ucid oo ka hadlay inaanay xukuumadu soo dhawayn, isla markaana aanay dhiirigalin ardayda ka qalin jibisa kuliyada saxaafada oo cadow ay u aragt...
Friday, January 31, 2020
-
Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Caqabadihii Cabdi Ilay Iyo Adeerkii Oo Uu La’yahay Soddon Sanno
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay tacaddiyadii ka dhacay deegaanka xilliyadii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Maxamuud Cumar oo dilay walaalkii, sidoo kalena ugu hanjabay inay dhibaatooyin u g...
Friday, January 31, 2020
-
Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo Jawhar Maxamed.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gudida doorashooyinka dawlada fadaraalka Itoobiya ayaa fariin kama danbays ah udiray xisbiga OFC Ee uu hogaamiyo Jawari Maxamed oo ay sheegeen in ay keenaan in hogaamihoodu uu ka laabtay dhalashadii d...
Friday, January 31, 2020
-
Daawo Muuqalka”Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxeexday Mashruuc 7.5 Milyan Euro Ku Kacaya Oo Berbera Lagu Horumarinayo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxeexday Mashruuc 7.5 Milyan Euro Ku Kacaya Oo Berbera Lagu Horumarinayo
https://youtu.be/POKMc1OcsJI
Ber...
Thursday, January 30, 2020
-
Liverpool Oo Loo Cummaaday Horyaalka England Iyo Man.City Oo Iska Xaadirisay Koobka Finalka Carabao Cup
UK(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa 19 dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda West Ham oo marti loo ahaa, waxayna kaabiga ku hayaan in loo caleemo saaro koobka hor...
Thursday, January 30, 2020
-
Waddan Aduunka Kamida Oo Dadka Da’da Ahi Jecel Yihiin Ku Noolanshaha Xabsiyadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadka reer Japaan ee da’da ah ayaa lagu soo waramayaa inay doorbidaan ku noolaanshaha xabsiyada iyaga oo ka cararaya duruufaha nololeed ee adag oo ay wajahayaan.
Arrintan ma ahan mid maanta dhalatay...
Thursday, January 30, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee MadaarkaHargeysa+Daawo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-MadaxweynahaSomaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.
Maareeyaha Hay’adda ...
Thursday, January 30, 2020
-
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Ciro Oo Saxaafadda Hargeysa Kulan La Qaatay Iyo Waxa Uu Daarnaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo uu weheliyo afhayeenka xisbiga Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa maanta kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee saxaafadda Soma...
Thursday, January 30, 2020
-
Mashruuc 7.5 Milyan Euro Ku Kacaya Oo Horumarinta Degmada Berbera Midawga Yurub Ugu Deeqeen Oo Maanta Berbera Lau Kala Saxeexday
Berbera"Saaka Waxa La Daahfurayaa Mashruuca balaadhan Ee Berbera Urban Development.
Mashruucan Waxa Ku Baxaya Lacag Dhan 7.5 Million Euro Many Oo Udhiganta Ku Dhawaad Ten Million Dollars. Waxaa Hubaal Ah In Mashruucani Waxbadan K...
Thursday, January 30, 2020
« Previous Page — Next Page »