-
”Guddidii Dhex Dhexaadintu May Aheyn Kuwo Dalka Lexo Jeclo Ka Leh ”Xildhibaan Cabdillahi Balaaki
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Guddidii Dhex Dhexaadintu May Aheyn Kuwo Dalka Lexo Jeclo Ka Leh ”Xildhibaan Cabdillahi Balaaki
https://youtu.be/M5mhzCaG6Iw
Berberatoday.com...
Wednesday, December 18, 2019
-
“Haddii Komishankii Hore La Soo Celiyo, Axmed Siilaanyona Ha La Soo Celiyo”Daawo Muuqalka”Xildhibaano Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano ka kala tirsan guurtida iyo wakiilada jsl ayaa ka hadlay go,aankii ay gudida dhex dhexaadintu kasoo saartay murankii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo ku salaysnaa komishanka.
...
Wednesday, December 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Cusub Ee Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii Kala Wareegay Dhigiisii Hore Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee xanaanada xoolaha siciid sulub ayaa xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada ahna wasiirka qorshaynta xasan gaafaadhi.
Xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa kasoo qayb...
Wednesday, December 18, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareegto Ku Saaray La Wareegida Buugaagta Iyo Lambarada Gaadiidka
WAREEGTO MADAXWEYNE: 18/12/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ku soo saaray La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaad...
Wednesday, December 18, 2019
-
Daawo:- Rasal wasaaradii uGu da’da yareyd caalamka oo loo doortey dalka finland iyo xukuumad haween ubadan ooy soo dhistey
Daawo:- Rasal wasaaradii uGu da'da yareyd caalamka oo loo doortey dalka finland iyo xukuumad haween ubadan ooy soo dhistey...............................................
https://youtu.be/jo-l1-St3e4...
Wednesday, December 18, 2019
-
Xildhibaan Qabile Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Lagu Xusuusan Doono Madaxwayne Biixi Mudada Uu Xilka Hayay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan maxamed faarax qabile oo kamid goaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha lagu xuusan doono madaxwayne mudadii uu xilka hayay oo hada maraysa laba sano
https://youtu.be/...
Wednesday, December 18, 2019
-
Falanqaynta; Sharcigu Muxuu Ka Qabaa Qodobada Ay Soo Saareen Ergada Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergada dhex dhexaadinta khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa soo saaray qodobo ay ku xalinayaan muranka ka taagan komishanka cusub ee dhawaan la dhaariyay oo sobobay khilaafka cak...
Wednesday, December 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haarun Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhdiisa Ka Hadley“Dawladii Soomaliyeed Way Igu Xidhay Meel Kasta Oo Ay Wax Ku Xidhi Jirtay “
Nairobi(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haarun Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhdiisa Ka Hadley“Dawladii Soomaliyeed Way Igu Xidhay Meel Kasta Oo Ay Wax Ku Xidhi Jirtay “
https://youtu...
Wednesday, December 18, 2019
-
“Go,aanad Maanta Gudidaa Isxilqaantay Soo Saartay Ninkii Diidaa Isagaa Fidmo Wade Ah Oo Diidan In Dalka Doorasho Ka Dhacdo Waana Loo Wada Joogi Doonaa”Xoghayihii Hore Ee Duulista Xisbiga Waddani Nuuradiin Ibraahim Awcabdi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Go,anad Maanta Gudidaa Isxilqaantay Soo Saartay Ninkii Diidaa Isagaa Fidmo Wade Ah Oo Diidan In Dalka Doorasho Ka Dhacdo Waana Loo Wada Joogi Doonaa"Xoghayihii Hore Ee Duulista Xisbiga Waddani Nuuradiin ...
Tuesday, December 17, 2019
-
“Muuse Biixi Dalkii Wuxuu Ka Dhigtay Tukaan Uu Qoyskiisu Leeyahay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Xasaasiya Soo Bandhigay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go,aamadii ay soo saareen gudida dhex dehxaadinta xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale gudoomiye faysal cali...
Tuesday, December 17, 2019
« Previous Page — Next Page »