-
Daawo Muuqalka”Goobaha Qashinka Lagu Qubo Ee Hargeysa Oo Telefishanka BBC-du Barnaamij Ka Diyaariyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Goobaha Qashinka Lagu Qubo Ee Hargeysa Oo Telefishanka BBC-du Barnaamij Ka Diyaariyay
https://youtu.be/aDzymW-azYs?t=94
Berberatoday.com...
Saturday, December 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Farxiya Kabayare Oo Hees Cajiib Ah Uqaaday Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada farxiya Kabayare Oo habeenkii Xalay ahaa show ku qabatay Magalada Hargaysaa Ayaa qaaday hees cusub oo ay uqaaday Somaliland taasi oo ruxday shacabkii ku sugnaa madasha .
Halkan Hoose Ka ...
Saturday, December 14, 2019
-
Guddi Ansixiyey Qodobada Xil-Ka-Xayuubinta Madaxwne Donald Trump
USA(Berberatoday.com)-Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay maamulaan dimoqraadiga ayaa maanta ansixiyey eedeymaha ku saabsan ku-xadgudubka awoodda iyo is-hortaagga ee ka dhanka ah madaxweyne Donald Trump.
T...
Saturday, December 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Biyaha Maxamed Muuse Diiriye Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Berbera Mashruuc Biyo Balaadhin Ahna Dhagax Dhigay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Biyaha Maxamed Muuse Diiriye Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Berbera Mashruuc Biyo Balaadhin Ahna Dhagax Dhigay
https://youtu.be/-NNHcoJaCN0?t=329
https://youtu.be/Gg...
Saturday, December 14, 2019
-
Safiirka Marayknka Ee Soomaaliya Oo Laga Yaabo In Uu Is-Casilo Iyo Sababta
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa qarka u saaran inuu is casilo, ka dib markii uu isbedel dhinaca dayn cafinta Soomaaliya ah kala kulmay dawladiisa. Waxa sidaas shal...
Saturday, December 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waxgarad Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Dhawaan Guri Ku Dumay Hargaysa Ku wada Geeriyooday Oo Wiil Ka Hadhay Dayacan Yahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxgarad iyo odayaaal kasoo jeeda qoys dhawaan guri ku dumay Magaalada Hargaysa Ay ku geeriyoodeen Aabe, Hooyo iyo Laba caruur ah oo wiil ka hadhay ku dhex dayacan yahay magaalada hargaysa isalamarkaana ...
Saturday, December 14, 2019
-
“210 Mobil Ayaanu Ka Qaaday Ardaydii Ufadhiisatay Imtixaanka, Waxaananu Ku Wareejinay Ciidamada”Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Waxbarashada ayaa munaasibadii xilka wareejinta ka sheegay cida ay ku wareejiyeen moobiladii ay ka qaadeen ardaydii ufadhiisatay imtixaanka shahaadia ah 2019kii kuwaasi oo a...
Saturday, December 14, 2019
-
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu Madaxweyne Bixi U Gudbiyay Is Casilaad
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada Dr.Sacad Cali Shire ayaa sheegay in miisaniyada cusub ee la ansaxiyay ay guud ahaan macalimiinta dalka u kordhinayaan mushaharaadka, waxa sida oo kale uu sheegay in aanu wax is casilaa...
Saturday, December 14, 2019
-
Nuxurka Warqad Uu Madadaxweyne Biix U Soo Diray Xisbiyadda UCID Iyo WADDANI
Hargeysa(Berbertatoday.com)-Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID ayaa ku gacan-saydhay madaxweyne Biixi oo dalbaday in ay kulan la qaataan.
Madaxweyne Biixi qoraal rasmi ah u diray labada hoggaamiye ee mucaaradka kaas oo uu kaga d...
Saturday, December 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Xinif Oo Ka Hadley Musharax-nimada Maxamud Xaashi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiye Xinif Oo Ka Hadley Musharax-nimada Maxamud Xaashi
https://youtu.be/mQXx-dTIOh0?t=1
Berberatoday.com...
Saturday, December 14, 2019
« Previous Page — Next Page »