-
Puntland Oo Go’aan Ka Nixiyay Farmaajo Ka Qaadatay Sharciga Doorashooyinka Somalia
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaaddacay Sharciga Doorashooyinka dowladda Federaalka ee haatan horyaalla Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.
Madaxweynaha a...
Sunday, December 15, 2019
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo La Siiyay Fasax Laba Bilood Ah Xili Muran Siyaasadeed Uu Arimaha Doorashooyinka Ka Taagan Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa fasax laba bilood ah galiyay xildhibaanada golaha wakiilada xili muran siyaasadeed uu ka dhex taagan yahay xukuumada iyo xisbiyada mucaa...
Sunday, December 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisiga Waddani Oo Ka Digay Qorshe Xoolaha Somaliland Lagu Dabar Jaraayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xisiga Waddani Oo Ka Digay Qorshe Xoolaha Somaliland Lagu Dabar Jaraayo
https://youtu.be/D68skYWsBx8
Berberatoday.com...
Sunday, December 15, 2019
-
“Gudoomiye Saleebaanoow Kaama Shaqaynayso,Lacagtii Dadku Lahaa In Aad Cid Iska Siiso”Saylici Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Maayarka Boorama.
Borama(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Maalmihii Udanbeeyay kormeer Mashruuca GBLJGA Ku Marayay gobolada dalka ayaa maanta gaadhay magaalado boorama isagoo maayarka magaalada boorama ujee...
Sunday, December 15, 2019
-
Hoggaamiyaha Dalka Malaysia Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Cuna-qabataynta La Duldhigay Iran.
Kuala Lambur(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha dalka Malaysia Mahathir Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka Doha 2019 (Doha Forum 2019) oo ka dhacay dalka Qatar ayaa sheegay in cunaqabatayna Maraykanku ku soo rogay dalka Iran ay x...
Sunday, December 15, 2019
-
Maayarka Caasimada Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Xashiishka Ka Qaada Xaafadaha Magaalada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargayasa ayaa kulan la yeeshay shirkadaha xashiishka ka qaada degmooyinka magaalada.
Maayarka caasimada ayaa shirkadaha ku wargaliyay sidii ay u ilaalin lahaay...
Sunday, December 15, 2019
-
Suxufiyiin Ka Socda Warbaahinta Dawlada Finland Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socda dalka filand oo ay hormuud ka yihiin suxufiyiin ka hawl gala TVga Dawlada Filand ayaa booshaqo ku yimid Somaliland kuwaasi oo kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta...
Sunday, December 15, 2019
-
Tog-Wajaale Dhismayaasha Laga Bineeyay Badhtamaha Toga-Biyo Mareenka ah Ee Ganacsatadu Kala Boobayso Iyo Shacabka Oo La Fajacsan!
Tog-Wajaale(Berberatoday.com)-Dhismayaal Fara baddan ayaa Toddobaadkii u Dambeeyay, Laga dhex bilaabay Gudaha Togga Biyo-Mareenka ah ee u Dhexeeya Labadda Magaalo ee Tog-Wajaale Somaliland iyo Tog-Wajaale Itoobiya Kadib Markii ay ...
Sunday, December 15, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”Barnaamij Koobsaday Waxqabadka Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Hogaaminayo Sanadka 2019
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Barnaamij Koobsaday Waxqabadka Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Hogaaminayo Sanadka 2019
https://youtu.be/WSRRpf5Wncw?t=305
Berberato...
Saturday, December 14, 2019
-
Hal Wiil Oo Ku Dhintay Guri Gubtay, Halka Laba Kalana Ku Dhaawacmeen Xaafada Libaaxyada Ee Hargeysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ilme yar oo 9 bilood jiray ayaa ku dhintay ,laba carruur ah oo kalena waa ku dhaawacmeen , kadib markii uu gurigii ay ku jireen dab qabsaday, sida ay xaqiijiyeen ciidamada dab damiska Somaliland , qaybto...
Saturday, December 14, 2019
« Previous Page — Next Page »