-
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xanuunada Macaanka Iyo Dhiig Karka Oo Somaliland Kusoo Badanaya Iyo Sababtoo Lagu Tilmaamay Cuntooyinka Dalka Lagu Isticmaalo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xanuunada Macaanka Iyo Dhiig Karka Oo Somaliland Kusoo Badanaya Iyo Sababtoo Lagu Tilmaamay Cuntooyinka Dalka Lagu Isticmaalo
https://y...
Thursday, November 14, 2019
-
Somaliland Oo Heshiis La Gashay Jabhadii Boorame Lagaga Dhawaaqay
Borama(Berberatoday.com)-Jabhadii dhawaan lagaga dhawaaqay Bariga Gobolka Awdal ee Cawaale ayaa sheegtay inay katanaasushay fikirkii ahaa jabhada. Waxa lafilayay inay kamid noqdaan ciidanka qaranka Somaliland.
Hore waxa ujiray ...
Thursday, November 14, 2019
-
War Deg Deg Ah”Sheekh Saleeban Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Xisbigaas ee gobalka Saaxil U Magacaabey Sh Saleeban Siciid Cali maareeyihii hore ee haamaha shidaalka Berbera
Warbaahinta waxaa sidaas u xaq...
Thursday, November 14, 2019
-
Talo Caafimaad Caafimaadka Oo Ku Socota Dhakhaatiirta Yaryar Ee Junior Ka Ah”W/Q Dr Maxamud Cabdillahi Bile Olol
Talo Caafimaad iyo bahda caafimaadka junior ka ah.
Ayaamahan waxaa soo badatay ama aad la kulmaysaa marka aad akhrido warbixinada caafimaadka ee bulshada dhexdeeda ah in qof kasta ka cabanaayo ama uu isticmaalo daawo loo isticm...
Thursday, November 14, 2019
-
“Reer Awdal Waxan Leeyahay Qorigu Waa Ceebe Caqligu Haydin Shaqeeyo Oo Borama Waa Magaaladii Aqoontee Meel Hakaga Dhicina”Ganacsade Haaruun Maxamed Xasan Cidlo”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Reer Awdal Waxan Leeyahay Qorigu Waa Ceebe Caqligu Haydin Shaqeeyo Oo Borama Waa Magaaladii Aqoontee Meel Hakaga Dhicina"Ganacsade Haaruun Maxamed Xasan Cidlo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UHVC_G2tBZ...
Thursday, November 14, 2019
-
Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Putland Cabdixakiim Dhoobo-daareeed Oo Sheegay Inuu Dhamaaday Wada Lahaanshihii Maamulka Puntland
Dhahar(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daareed ayaa sheegay in wada lahaanshaha Puntland uu dhamaaday maaddaama koox gaar ah xoog kula wareegtay maamulka dowladda.
Dho...
Thursday, November 14, 2019
-
Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil?
Gudoomiyaha Cusub Cabdirashiid Yuusuf Jibriil
Garowe(Berberatoday.com)-Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, 47 cod ayuu kaga guuleystay Xildhibaan Cabdi Jamaal Maxamed Cusmaan oo ...
Thursday, November 14, 2019
-
“Madaxweyne 3.5 Milyan Ilmaadeer Ah Ayaan Maamuli Kari Waayay Cidina Kaa Yeelimayso” Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye:”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweyne 3.5 Milyan Ilmaadeer Ah Ayaan Maamuli Kari Waayay Cidina Kaa Yeelimayso" Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye:"Daawo Muuqal
https://youtu.be/B6zd_-U4IuQ?t=178
...
Thursday, November 14, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Socdaal Shaqo Ku Tago Dalka Kenya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Socdaal Shaqo Ku Tago Dalka Kenya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
https://youtu.be/DodPA51mxjU?t=88
Berberatoday.com...
Thursday, November 14, 2019
-
“Anagu Aqbali Mayno Komishan Uu Ku Jiro Cabdirashiid Riyo Raac Talaabadan Uu Madaxweyne Muuse Maanta Qaadayna Waa Tii Uu Ku Go.aayay Kana Soconmayso”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anagu Aqbali Mayno Komishan Uu Ku Jiro Cabdirashiid Riyo Raac Talaabadan Uu Madaxweyne Muuse Maanta Qaadayna Waa Tii Uu Ku Go.aayay Kana Soconmayso''Faysal Cali Waraabe Ayaa Sidaa Yidhi Mar Uu Maanta La...
Thursday, November 14, 2019
« Previous Page — Next Page »