-
Daawo Muuqalka”Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Xubnaha Cusub Ee Komishanka Dorashoyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa maanta isugu yimi kulan balaadhan oo ay kaga hadleen khilaafka Xisbiyada ee ku aadan xubnaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka.
Wakiilo ka socda urura...
Wednesday, October 23, 2019
-
Xoolo Laga Soo Celiyay Dekeda Jabuuti Oo Xukuumada Somaliland Ku Hor Joogsatay Xuduudka Lowyo Cado! “
“Amarka Aanu Ku Hor Joogsanay Xoolahani, Wuxuu Kasoo Baxay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl”Badhasaabka Gobolka Salel.
Xukuumada Somaliland Oo Xuduuda Lowyo Cado Ku Horjoogsatay Xoolo Laga Soo Celiyay Jabuuti+Sobobta
Sa...
Wednesday, October 23, 2019
-
Barnaamijka Saxaafada Madaxabanaan Iyo Kaalintooda Horusocodka Dowladnimada Ee Somaliland!
USA(Berberatoday.com)-Todobaadkan Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, waxaana waraysi la yeeshay Saxafiyada caanka ee Kowsar Mohamed Abdillahi. Waraysigan waxaanu ku faaqidaynaa Saxaafada Xorta ah ee Somaliland; ...
Wednesday, October 23, 2019
-
“Hargeysa 2005-Kii, Xaafadii 3 Habeen Heli Jirtay Biyaha Qasabadu, Imika Hal Habeen Bay Heshaa, Cid Aan Heli Jirin Oo La Gaadhsiiyana…..”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo kamid hal abuurka dhalinyarada reer Somaliland marar kala duwan xaalada Somaliland iyo hogaaminta madaxdii soo martay ku cabiray suugaan iyo qoraalaba ayaa isba...
Wednesday, October 23, 2019
-
Raysal Wasaaraha Canada Oo Ku Guuleystay Doorashadii Dalkaas Shalay Ka Dhacdey
Canada(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa maanta guulo ka sheegtay doorashadii dhacday isniintii, isaga oo mar labaad loo doortay inuu dalka hoggaamiyo kadib markii xisbigiisa Liberal-ka ay baarlaman...
Wednesday, October 23, 2019
-
Xildhibaano Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Xalinta Mushkiladaha Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo ka qayb qaadanayay dood ku saabsan xaalada guud ee dalka, ayaa waxaa ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay ku eedeeyeen inay gabi ahaanba ay k...
Tuesday, October 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Eedihii Ugu Culuslaa Oo Dhul Boob Kamid Yahay Ujeediyay Madaxweyne Muuse Ku Tilmaamay Masuul Aan Diyaar U Aheyn Inuu Doorasho Dalka Ka Qabto”“ Beesha Caalamku Gacmo Madhan Ayey Kala Noqoyey Muuse”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Cirro oo ka jawaabay baaqii ay usoo dirsadeen qoysaskii danyarta ahaa ee madaxweynaha qoyskiisa xoogga u adeegsadeen.
"Xisbiga Waddani Marna Ma Aqbali Doono in Xubin kamida Xisbiga Muuse Ka ...
Tuesday, October 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir(Casaan)Oo Cooladaha Somaliland Xiligan Ka Jira Ku Eedeeyay Madax Dhaqameedka Qurbaankii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jaray
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir(Casaan)Oo Cooladaha Somaliland Xiligan ka Jira Ku Eedeeyay Madax Dhaqameedka Qurbaankii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jaray
https://youtu.be/ZNFN4Fb...
Tuesday, October 22, 2019
-
“Inoo Muuqdo Madaxweyne Diyaar U Ah Inuu Doorasho Qabto..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Inoo Muuqdo Madaxweyne Diyaar U Ah Inuu Doorasho Qabto..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/JHp9LRkJbDs
Be...
Tuesday, October 22, 2019
-
Siyaasi Cabdilaahi Darawal Ayaa Walaac Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Cabdilaahi-Darawal) oo xilal Wasiirno kasoo qabtay Somaliland,ayaa sheegay in wakhti xaadirkan ay fadhiid noqotay Dimuqraadiyaddii Somaliland,taasna ay sabab u tahay Muddo-dhaaf...
Tuesday, October 22, 2019
« Previous Page — Next Page »