-
”Madaxweyne Biixi Waxuu Ku Mashquulay Duunyo Urursi..” Afhayeenka Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Madaxweyne Biixi Waxuu Ku Mashquulay Duunyo Urursi..” Afhayeenka Xisbiga Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/AGakl2Cv90I
Berberatoday.com...
Thursday, October 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Booliska Ingiriiska Oo Hadlay Meydadka 39 Ruux Oo Laga Helay Gudaha Gaadhi Koonteenar Ah Oo Tahriib Ahaan Lagaga Soo Qariyay Dalka Bulgaria Uk-na Lagu Soo Galinaayay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Booliska Ingiriiska Oo Hadlay Meydadka 39 Ruux Oo Laga Helay Gudaha Gaadhi Koonteenar Ah Oo Tahriib Ahaan Lagaga Soo Qariyay Dalka Bulgaria Uk-na Lagu Soo Galinaayay
https://youtu.be/PX8...
Wednesday, October 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Eedihii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Xukumada Ujeediyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Madaxweytne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Eedihii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Xukumada Ujeediyay
https://youtu.be/RWHW1S1n0q4
...
Wednesday, October 23, 2019
-
Ergaygii Midowga Yurub Oo Guuldarro Kala Carraabay Hargeysa Oo Uu U Yimid Muranka Xubno Ka Tirsan Guddiga Cusub Ee Doorashada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Midowga Yurub danjire Berlanga Martinez, ayaa weji gabax siyaasadeed kala carraabay Hargeysa, ka dib markii aanu ku guulaysan ujeedada socdaalkii uu u yimid.
Danjire Berlanga Martinez, aya...
Wednesday, October 23, 2019
-
Tuug Tooray Ku Dhaawacay Ilmo 7 Bilood Jira Oo Hooyadii Xambaarsanayd!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddex tuug ayaa shalay dhaawac gaadhsiiyay wiil yar oo 7 bilood jira oo ay hooyadii xambaarsanayd, ka dib markii ay tooray ku dhufteen, iyagoo ilmaha yar moodaya shandad ay hooyadu dhabarka ku sidato.
...
Wednesday, October 23, 2019
-
“ Ma Jirto Awood Hor Istaagi Karto Biyo-Xidheenka Itoobiya…”Raysal Wasaaraha Itoobiya Ahmed Abyi
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dagaal lala galo Masar uusan xal noqoneyn oo loo baahan yahay in wax walba wadahadal lagu dhammeeyo, balse haddii ay suurageli weydo dalkiisu u...
Wednesday, October 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group Maxamed Siciid Oo Goob Ilyartu Isqabtay Hargeysa Ku Tilmaamay Inay Somaliya Katirsan Tahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group Maxamed Siciid Oo Goob Ilyartu Isqabtay Hargeysa Ku Tilmaamay Inay Somaliya Katirsan Tahay
https://youtu.be/r23r72wal84
&n...
Wednesday, October 23, 2019
-
Masuuliyiin Ka Socda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Kasocda Oo Booqday Goobta Ay Dagan Yihiin 600 Qoys Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Baro Bixinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mas'uuliyiin ka socda labada xisbi ee Waddani iyo UCID ayaa saaka booqday in ka badan 600 oo qoys oo sheegay in Qoyska madaxweyne Biixi, ka qaadayaan dhulkii ay daganaayeen
Xildhibaan Nacnac, ayaa isn...
Wednesday, October 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Askar Katirsan Ciidanka Dabdamiska Hargeysa Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.
Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi ...
Wednesday, October 23, 2019
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Shirkada Caalamiga Ah Ee Samsung Hargeysa Ka Furtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Shirkada Caalamiga ah ee Samsung oo ay dalka keentay Shirakada Dahabshiil ...
Wednesday, October 23, 2019
« Previous Page — Next Page »