-
Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Somaliland Gaadhay Sweden Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Masuuliyiin Katirsan Dalkaasi!
Sweden(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka togdheer iyo xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa socdaal ku jooga dalka sweden halkaasi oo ay kulamo kula yeesheen madaxda katirsan dalka sweden.
Safiirka somal...
Friday, October 25, 2019
-
Aas Qaran oo Loo Sameeyay Laba Sarkaal oo ka Tirsanaa Ciidanka Dab- Shalay Shil Baabuur ku Geeriyooday+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Horumarinta Biyaha, Wasiir xigeenka Qorshaynta Qaranka , Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargeysa iyo Gobolka Maroodijeex, Agaasimaha Fulinta Ciidanka Da...
Thursday, October 24, 2019
-
Jaadkii Oo Somaliland Laga Waayaay Iyo Sababta Oo La Ogaaday
Xiisada ka taagan Itoobiya gaar ahaan Qoomiyada Oromada ayaa saamaysay suuqyada qaadka ee Magaalooyinka Somaliland qiimaha mijinta Jaadka ayaa gaadhay maanta Magaalada hargeysa 40,000 SL Shilin Ah halka ay u hore u ahayd 12,000.
...
Thursday, October 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Ay Berbera Ku Yeelan Doonaan Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Tawfiiq
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Ay Berbera Ku Yeelan Doonaan Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Tawfiiq
https://youtu.be/PuBUmZyTws4
&nb...
Thursday, October 24, 2019
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo La Waydiiyay Awooddiisa Iyo Xanta Suuqa Ugu Jirta Ee Ah Inuu Wasiirada Ka Awood Badanyahay+Jawaabta Uu Bixiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed oo waraysi siinayay telefishanka Bulsho ayaa la waydiiyay waxa ka jira aragtida bulshadu qabto ee ah in uu ka awood weyn yahay wasiirrada...
Thursday, October 24, 2019
-
Dilla”Koox Jidgooyo U Gashay Gaadhi Dawladdu Leedahay
Borama(Berberatoday.com)-Koox hubaysan ayaa Salaasadii dorraad jidgooyo u galay baabuur ay dawladu leedahay oo marayay inta u dhaxaysa Borama iyo Dila, waxaanay ku fureen baabuurka rasaas tiro badan.
Abaanduulaha ciidamada qa...
Thursday, October 24, 2019
-
“Dhulkaygii Waxa Loo Xayiray, Wiil Madaxwayne Muuse Biixi Abti U Yahay”Macalin Maxamed Somaali.
Ma Awoodahaagay
Ab Intaad Wadaagtaan
Noo Adeegsadaanoo
Xaqa Umadda Duudsiya?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Macalin Maxamed Siciid (Maxamed Somali oo kamid ah barayaasha reer Somaliland ee wax ka dhiga dugsiyada caasimada ...
Thursday, October 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wareysi Uu Telefishanka Dalka South Africa Ugu Weyn Ee SABC 2008-dii La Yeeshay Jamaal Cali Xuseen Iyo Nuxurka Uu Xambaarsanaa
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wareysi Uu Telefishanka Dalka South Africa Ugu Weyn Ee SABC 2008-dii La Yeeshay Jamaal Cali Xuseen Iyo Nuxurka Uu Xambaarsanaa
https://youtu.be/OvhHa8oDWsc
...
Thursday, October 24, 2019
-
Erdogan Iyo Putin Oo Gaadhay Heshiis Ka Dhan Ah Kurdiyiinta
Ankara(Berberatodayt.com)-Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayib Erdogan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay heshiis ay ku tilmaameen mid taariikhi ah, kaasi oo uu Ruushka ku ayiday qorshaha Turkiga ...
Thursday, October 24, 2019
-
Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Laashey Xeer Nimaadiye Ka Soo Baxay Wasaarada Wax Barashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa amar ka soo baxay maanta waxaa ay ku laashay xeer nidaamiye ay dhawaan soo saartey wasaarada waxbarashada Somaliland
Xeer nidaamiyahan ayaa waxaa uu ka dhan ahaa dugs...
Thursday, October 24, 2019
« Previous Page — Next Page »