-
Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Oo Shaaciyay In Xeer-nidaamiyaha Wasaarada Waxbarashadu Soo Saartay Khilaafsan Yahay Siyaasada Guud Ee Dalka.
“Waxbarashadii Dawladu Waxay Kusoo Ururtay Maroodi Jeex Oo kaliya Oo Xataa Deeqihii Waxbarasho dalka May Wada Gaadhsiin”Xildhibaan Bulaale,
“Waxaanu Helnay In Xeernidaamiyaha Wasaarada Waxbarashadu Soo Saartay, Khilaafsan Y...
Sunday, October 20, 2019
-
“Anigu Ma Garanayo Goorta Uu Garyaqaanka Guud Noqday Xeer Dajin” Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida somaliland ayaa eedo culus ujeediyay garyaqaanka guud ee qaran isagoo ku eedeeyayin uu galay shaqadii xeer dajinta kana soo gudbay xadkii uu lahaa
Si...
Sunday, October 20, 2019
-
Dawlada Kenya Oo Shaacisay Magaca Shakhsiyaad Al shabaab Uqaabilsan Weerarada Laga Fuliyo Xadka Dalkeeda!
Nairobi(Berberatoday.com)-Booliiska la dagaalanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa aqoosaday shaqsiga Al-shabaab u qaabilsan weerarrada xadka, gaar ahaan weerarkii lagu dilay 11 Askari ee horaantii bishan ka dhacay duleedka Libooy...
Sunday, October 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dadka Shiinaha Udhashay Ee Hargaysa Ku Ganacsada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dadka Shiinaha Udhashay Ee Hargaysa Ku Ganacsada
https://youtu.be/Mf-ZNQL4ZsE?t=92
Berberatoday.com...
Saturday, October 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Warbixin: Xogo Ku Saabsan Khilaafka Cakiran Ee Xisbiyada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warbixin: Xogo Ku Saabsan Khilaafka Cakiran Ee Xisbiyada Somaliland
https://youtu.be/oZJ6GsPWfl8?t=80
Berberatoday.com...
Saturday, October 19, 2019
-
Xogo Laga Helay Kulanka Geelle Iyo Alpha Conde
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Gini Mr Alpha Conde oo dalkiisa ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa muujiyay in madaxweyne Geelle dhexdhexaadin ka dhex wado Somaliland iyo Soomaaliya.
...
Saturday, October 19, 2019
-
Khabiir Reer Masar Ah Somaliland Ammaantay
Cairo(Berberatoday.com)-Marwo Sherin Helal oo ah khabiir u dhalatay dalka Masar oo falanqaysa arrimaha Afrika, ayaa qormo dheer oo ay toddobaadkan 17 Oktoobar ku qortay wargeyska caanka ah ee Al Ahraam waxay kaga hadashay guul...
Saturday, October 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Sacad Cali Kaahin Oo Ka Hadlay Shaqaale Muruqmaala Oo Shirkada DP World Shaqada Ka Eriday Iyo Dhul Wasaarada Kaluumaysigu Lahayd Oo Wasiir Gaafaadhi Dad Gaara Siiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kuxigeenka Xogahayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani Sacad Cali Kaahin Oo Kahadalay Shaqaale Muruqmaala Oo Shirkada DP World Shaqada Ka Eriday Iyo Dhul Wasaarada Kaluumaysigu Lahayd Oo Wasi...
Saturday, October 19, 2019
-
Hargeysa”Sheekh Sheegay In Dhalinyarada Diinta Islaamka Lagaga saaro Ta Kiristankana Lagu Baro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Kamid ah culimda dalka ayaa khudbadii salaadii jimce kaga hadlay in ay dalka ka jiraan Dad Dhalinyarada Diinta Islaamka Ka Saaraya! kuwaasi halis ku ah dayartii dalka
H...
Saturday, October 19, 2019
-
”Ciidankii Goosta Hadii La Caayo Inta Hadheyna Way Raaceysaa” Siyaasi Cali Cantar Oo U Jawaabay Wasiirka Cadaaladda!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali canter oo kamid saraakiisha sarsare ee xisbiga wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeedhay wasiiirka cadaalada xukuumada madaxwayne biixi oo si foolxun uweerar ciidamo dhaw...
Saturday, October 19, 2019
« Previous Page — Next Page »