-
Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Militariga Dowladda Xamar Oo Muqdisho Lagu Dilay !
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar Kasoo baxaya is rasaaseyn caawa ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood2 ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lagu dilay mid ka mid ah Taliyayaasha hoggaanka ciidanka xoogga dalka Soomaaliye...
Saturday, October 19, 2019
-
Somaliland Shirkad Si Dadban Xayeysiis ugu Sameysa Sigaarka, Halka Dunida Laga Madnuucay Waxkasta Oo Dhiirigaliya Cabistiisa.
Hargeisa(Berberatoday.com)-Shirkada lagu magacaabo MSG ayaa dhawaan qabatay xaflad abaalmarinno lagu gudoonsiinayey Dadka isticmaala ama caba sigaarka loo yaqaan Bussines Royal oo ay soosaarto shirkadani.kaas oo xafladaasi lagu ...
Saturday, October 19, 2019
-
Magaaladda Borame Oo Lagu Soo Gunaanaday Shirweynihii Arimaha Qoondada Haweenka Ee Golayaasha Qaranka
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Boorama gaar ahaan Hotelka Saw ee magaaladaasi waxa lagu soo gabo gabeeyey shirweynihii lagaga hadlayey arrimaha haweenka gaar ahaana kootada kuraasta golaha wakiilada iyo deegaanka, waxaana kula...
Saturday, October 19, 2019
-
“Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn..“Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa 14 bishan waxaa uu warqad uu ku cadeeyey in uu ku hakinaayo xubintii uu u soo xulay kominshanka doorashooyinka u gudbiyey madaxweynah...
Saturday, October 19, 2019
-
Dawo Dooda BBC-Da:- Cidii Ka Danbeysay Dilkii C/Rashiid Cali Sharmaake Oo Siro Laga Sheegay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawo Dooda BBC-Da:- Cidii Ka Danbeysay Dilkii C/Rashiid Cali Sharmaake Oo Siro Laga Sheegay
https://youtu.be/MURs3UejKc8?t=1
Berberatoday...
Saturday, October 19, 2019
-
“Idaacadaha Ka Hadlaya Waxaan Leeyahay Duqayntu Hargeysa Kumayn Koobnayn”Boobe Yusuf Ducaale.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay sida idaacaduhu ubaahiyeen duqaymihii dawladii siyaad bare ugaysatay gayiga Somaliland
Qoraa boobe ayaa digniin culus udiray warbaahinaha sida khaldan ufaaf...
Friday, October 18, 2019
-
“Maxamuud Xaashi Noloshiisa Intii Uu Siyaasiga Ahaa Hal Jaanis Buu Helay Kaasina Kii Siilaanyo Ayuu Ahaa,, Waxaanu Si Shakhsi Ah Ucunay In Ka Badan Labaatan Mashruuc Oo Lagu Caawiyay Dalkaa Yar Een La Aqoonsan”Khadar Cabdi Cali
Waxaan arkayay dhalinyaro ku taageeraysa baraha bulshada siyaasi maxamuud xaashi oo waliba taageero maaha ee leh waa madaxwaynaha 6 aad.
Maxamuud xaashi noloshiisa intii uu siyaasiga ahaa hal jaanis buu helay kaasina kii siilaa...
Friday, October 18, 2019
-
Huteel Uu Leeyahay Trump Oo Lagu Qabanayo Shirka G7
New York(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah huteelada raaxada ee uu leeyahay Madaxwayne Donald Trump oo ku yaalla gobolka Florida ee dalka Mareykankja ayaa marti galin doona, oo lagu qaban doonaa shirka wadamada G7 bisha June ee 2020...
Friday, October 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Dood Ka Yeeshay Qadiyada Madax Banaanida Somaliland!
Nairobi(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Kenya ayaa fadhigoodii Maanta Dood Xasaasiya kaga yeeshay Xidhiidhka Udhexeeya Somaliland Iyo Kenya,
Sidoo kale baarlamaanka kenya ayaa hoosta ka xariiqay Muhiimada ay leedahay x...
Friday, October 18, 2019
-
Sacuudiga: 35 Qof Oo Cimrada Usocda Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday
Makkah(Berberatoday.com)-35 qof oo ajaanib ah ayaa geeriyooday, afar kalena way dhaawacmeen kadib markii baskii ay saarnaayeen uu ku dhacay baabuur kale, meel u dhow magaalada barakaysan ee Medina, sida ay Khamiista sheegtay warba...
Friday, October 18, 2019
« Previous Page — Next Page »