-
Madaxweyne Erdogan Oo Xayiray Hub Niyukleyr Oo Mareykanka U Yaalla Turkiga
Ankara(Berberatoday.com)-Warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warrantay in saraakiil katirsan dowladda dalkaas ay ka digeen in 50 madax oo gantaalada Niyukleyrka ee Mareykanka u yaalla gudaha dalka Turkiga ay xayirtay dowladda ...
Friday, October 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Ka Hadlaya Maalinta Shuhadada SNM Ee 17 October Iyo Dhacdooyinka Ku Duugan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij lagaga xog waramayo maalinta shudada SNM Ee xuskeeda loo asteeyay 17 October kaasi oo lagu faah faahinayo dhacdooyinta taariikhda galay ee ku duugan halgankii dib uxorayta jamhuuriyada Somali...
Friday, October 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ku Dhawaqaayaa Inaanu Marnaba Xisbiga Waddani Hogaaminta Dalka Ku Guulaysan Doonin Xisbiga Kulmiyena Difaacaya Una Ololaynaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasi Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ku Dhawaqaayaa Inaanu Marnaba Xisbiga Waddani Hogaaminta Dalka Ku Guulaysan Doonin Xisbiga Kulmiyena Difaacaya Una Ololaynaya
https://youtu.b...
Friday, October 18, 2019
-
Kacdoonka Ka Billowday Dalka Lubnaan Iyo Sababta Uu Ka Bilaamay
Bairut(Berberatoday.com)-Dibad-baxayaasha dalka Lubnaan ayaa maanta xannibay waddooyinka, ayaga oo gubaya taayaro, xilli ay maalintii labaad wadaan dibad-baxyo ka dhan ah dowladda, sababo la xiriira xasarad dhaqaale.
Dibad-baxy...
Friday, October 18, 2019
-
“ Madaxweyne Erdogan Waa Nin Fariid Ah , Cuno Qabateyntiina Waan Ka Qaadey ..”Donald Trump
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa bogaadiyay dhigiisa dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kadib markii xukuumadda Ankara ay oggolaatay inay si ku meel gaar ah u hakiso duulaanka ay ku baacsane...
Friday, October 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Berbera Oo Laga Xusay 35 Guuradii Dagaalkii Burca Duuray Ee Xoogagii SNM Khasaaraha Ba,an Ugu Geysteen Ciidamadii Maxamed Siyaad Bare
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Berbera Oo Laga Xusay 35 Guuradii Dagaalkii Burca Duuray Ee Xoogagii SNM Khasaaraha Ba,an Ugu Geysteen Ciidamadii Maxamed Siyaad Bare
https://youtu.be/fdk6BgnczXc
...
Thursday, October 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sunta Daawooyinka Iyo Khatarta Aafada Dahsoon Ee Somaliland Loo Iib Keeno!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin laga diyaariyay dawooyinka dalka la keeno iyo khatarta caafimaad ee ku lamaan. Midkamida Dhakhaatiirta aqoonta uleh arimaha caafimaadka ayaa daboolka ka qaaday indalka la keeno dawooyin copn ah ...
Thursday, October 17, 2019
-
Erdogan Oo Ku Gacan Seeray Baaqyada Caalamka
Ankara(Berberatoday.com)-Turkey ayaa ku gacan seertay cadaadiska caalamiga ah ee looga dalbanayo inay joojiso hawl-galka militari ee ka dhanka ah Kurdiyiinta ee ciidamadeeda ay ka wadaan Waqooyiga Syria.
Dagaal xooggan ayaa maa...
Thursday, October 17, 2019
-
Dakhliga Shirkadda Huawei Oo Kordhay Ku Dhowaad 25%
Dubai(Berberatoday.com)-Shirkadda Huawei ee Shiinaha ayaa maanta sheegtay in dakhligeeda sagaalkii bil ee hore ee sanadka uu kordhay rubac, in kasta oo ay wajaheysay cadaadis Mareykanka uu shirkaddan ka goynayo dunida inteeda kale...
Thursday, October 17, 2019
-
Beesha Caalamka Oo Ka Biyo Diiday Xubno Uu Madaxweyne Biixi U Xushay Gudiga Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa wefti u soo diraya caasimadda Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u sheegay warar xogogaala.
Weftigan oo la filayo ...
Thursday, October 17, 2019
« Previous Page — Next Page »