-
Daawo:- Koob la Dhex dhigay Ciyaartoydii hore ee Gobolka Togdheer oo uu Maalgaliyey HCTV
Koob la Dhex dhigay Ciyaartoydii hore ee Gobolka Togdheer oo uu Maalgaliyey HCTV
...
Saturday, October 12, 2019
-
Daawo:- Wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga , Xuseen Aadan Cige Dayr oo Talooyin u soo jeediyey Madaxwayne Biixi
Xuseen Aadan Cige Dayr oo Talooyin u soo jeediyey Madaxwayne Biixi
...
Saturday, October 12, 2019
-
Daawo Waraysi Xaasaasi Ah Agaasime Ilkacase Oo Ka Waramay Xafladii Kismaanyo
Kismaanyo (Berberatoday.com)- Daawo Waraysi Xaasaasi Ah Agaasime Ilkacase Oo Ka Waramay Xafladii Kismaanyo
Halkan Hoose Ka Daawo
...
Saturday, October 12, 2019
-
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cilmi Aadn(Ilkacase)Oo Ka Qeyb Galay Caleema Saarka Madaxweynaha Jubaland Safka Horena Soo Fadhiistay
Kismanyo(Berberatoday.com)-Agaasimihii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland, Maxamed Aadan Ilkacase ayaa ka soo dhex muuqdah caleema-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Xildhibaan ka tirsan baarla...
Saturday, October 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Cali Iid Oo Kamida Culimada Berbera Oo Ka Baaq Culus Kasoo Saaray Dhibaato Uu Sheegay In Laydhku Bulshada Reer Berbera Ku Hayo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Cali Iid Oo Kamida Culimada Berbera Oo Ka Baaq Culus Kasoo Saaray Dhibaato Uu Sheegay In Laydhku Bulshada Reer Berbera Ku Hayo
https://youtu.be/z5zb7061sB8?t=3
...
Saturday, October 12, 2019
-
Suldaan Kasoo Beesha Bariga Burco Oo Ku Baaqay Dagaal, Kana Soo Horjeestay Qorshaha Nabadaynta Ceel-Afwayne!
London(Berberatoday.com)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo kamid ah Madax-dhaqameedka Beesha Muuse Abokor Ee (Habarjeclo) gaar ahaan beesha Biciide ee Deegaanka Ceel Afwayne Ee gobolka sanaag, ayaa Cod sir ah oo laga helay  ku sha...
Saturday, October 12, 2019
-
Magacyada Labada Xubnood Ee Madaxwayne Biixi Usoo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka Oo Mid Kamid Ahi Xil Kasoo Qabtay Xukuumadii Axmed Siilaanyo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulida  xubnaha komishanka cusub ee Doorashooyinka somaliland ayaa maalmihii udanbeeyay waxay bulshada reer somaliland si wayn ula socdeen ogaanshana iyo sida ay usoo kala xulaan cida ay khusayso gudida...
Saturday, October 12, 2019
-
Dhacdo Naxdinle”Haweenay Ninkeedii Ku Dishay Magaalada Tog Wajaale!
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Galabta Lagu Dilay Magaalada Wajaale Iyo Xaaskiisii Oo Sobob U Noqotay Geeridiisa!
Togwajaale(Berberatoday.com)-Dhaco Naxdinle Ayaa galabta ka dhacday Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee gobolka gabiley Â...
Saturday, October 12, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Fagaare Madaxwaynaha Ruwanda Kaga Codsatay In Uu Aqoonsado Jamhuuriyada Somaliland
Kigali(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Fagaare Madaxwaynaha Ruwanda Kaga Codsatay In Uu Aqoonsado Jamhuuriyada Somaliland
https://youtu.be/EVCP_2rXqbw?t=35
...
Saturday, October 12, 2019
-
Dawlada Iran Oo Sheegtay In Gantaalo Lagu Weeraray Markab Ay Leeyihiin
Tehran(Berberatoday.com)-Laba gantaal ayaa lagu weeraray Markab saliidda qaada oo ay leedahay Iran, xilli uu ku safrayey Badda Cad, meel u dhow Sacuudi Carabiya, sida ay maanta ku warrameen saraakiil Iranian ah.
Illaa iyo hadda...
Friday, October 11, 2019
« Previous Page — Next Page »