-
Maxkamada Sare Somaliland Oo Soosaartay Amar Lagu Burrinayo Go’aan Shaqada Lagaga Joojiyay Saddex Qareen.
Hargeisa(Berberatoday.com)-Xubno Kamida Gudida Garsoorka Maxkamada Sare ee Somaliland oo Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare jsl Mudane Aadan Xaaji cali Ayaa soosaaray Burrinta qoraal lagu Burrinayo Amarkii maxkamada Rafcaanka ...
Friday, October 11, 2019
-
Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland oo Gaadhi Kala Wareegay Hay’adda UNHCR.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa maanta gaadhi kala wareegay Hay’adda UNHCR.
Gaadhigan oo uu noociisu yahay (hard-top) waxa loog...
Friday, October 11, 2019
-
Hogaamiyayaasha Wadamada Geeska Africa Oo Gaadhay Magaalada Adis Ababa Iyo Ujeedada Socdaalkooda!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Wadamada Geeska Africa ayaa u socdaalay dalka Ethiopia Maanta si ay uga qaybgalaan munaasibado ka dhici doona Magaalo Madaxda dalka Ethiopia Ee Adis Ababa.
Hogaa...
Friday, October 11, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Madaxweynaha Jabuuti Kala Qayb-galay Aas Loo Sameeyey Marxuum Sacad Cumar Geelle
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey maariyihii dekedda Jabuuti Marxuum Sacad Cuma...
Friday, October 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maalinta Xuska Dadka Maskaxda Ka Jiran Oo 10 October Ku Beegan OO Berbera Laga Xusay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maalinta Xuska Dadka Maskaxda Ka Jiran Oo 10 October Ku Beegan OO Berbera Laga Xusay
https://youtu.be/ee_Lo9ezhBM
Berberatoday.com...
Thursday, October 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd
Hargeysa(BErberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka.
Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin S...
Thursday, October 10, 2019
-
“Anigu Hadaan Aqaan Muuse Oo Aan Aqoon Dheer Uleeyahay Muusoo Caadiyi Abtiyaashii Umuu Quudheen Maya”Siyaasi Jaamac Shabeel”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Hadaan Aqaan Muuse Oo Aan Aqoon Dheer Uleeyahay Muusoo Caadiyi Abtiyaashii Umuu Quudheen Maya"Siyaasi Jaamac Shabeel"Daawo Muuqal
https://youtu.be/KB8SK8w_U_s?t=101
 ...
Thursday, October 10, 2019
-
Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Obama Ahna Musharax Madaxweyne Joe Biden Oo Ku Baaqay Xil Ka-Xayuubinta Madaxweyne Trump
USA(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga dimoqraadiga, Joe Biden ayaa arbacadii ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump, oo uu sheegay inuu “qiyaanay” Mareykanka.
“Si loo ilaali...
Thursday, October 10, 2019
-
Masuul Uu Xilka Ka Qaaday Madaxweynaha Maamulka Putland Siciid Dani Uu Farmaajo Xil Sare U Magacaabay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa taliyaha ciidanka lugta ee Dawlada Xamar u magacaabay Cabdixamiid Maxamed Dirir.
Cabdixamiid waxaa dhawaan xilkii taliyaha booliska Nugaal ...
Thursday, October 10, 2019
-
Mareykanka Oo Dhalleeceeyey Hab-Dhaqanka China Ee Muslimiinta
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in sida ay China ula dhaqanto muslimiinta, oo ay ku jiraan dadka Uighurs ee Galbeedka China, ay tahay “Xadgudub weyn oo ka dhan ah xuquuqda aad...
Thursday, October 10, 2019
« Previous Page — Next Page »