-
Mallaayiin Qof Oo Oromo Ah Oo Isugu Soo Baxay Caasimada Dalka Itoobiya Ee Addis Ababa Si Ay ALLE Ugu Mahad Naqaan
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dad aad u tiro badan ayaa isugu soo baxay caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa, kuwaasoo marti gelineya markii ugu horreysay Ciida Oromoda ee sanadlaha ah ee ‘Mahad Naqa Eebe’ Oromada waa qowm...
Wednesday, October 9, 2019
-
Somaliland Iyo Ingiriiska Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Magaalada Hargeysa Iyo Nuxurka Uu Xambaarsan Yahay Iyo Sababta Xilligan Keentay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland iyo Masuul ka socday Dalkaasi Ingiriiska ayaa si rasmi ah u kala saxeexday Heshiis socon doona muddo dheer oo ka qayb qaadan doona horumarka Dalka.
Heshiiskan oo ah mid ay isku s...
Wednesday, October 9, 2019
-
“Waxaanu Jeclayn Iyadoo Labeentii Reerku Ku Horfadhido Madaxwayne, Inaad Tidhaahdo Aqbalay Lakiin..” Maayarka Ceerigaabo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka magaalda ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur ayaa ka badheedhihiisa ka dhiibtay madashii ay ku kulmeen madaxwayne biixi iyo ergadii uu kamid ahaa ee nabada gobolka sanaag kadib markii madaxwayne bii...
Wednesday, October 9, 2019
-
Muxuu Salka Ku Hayaa Xifaaltanka Ka Socda Geeska Africa? Maxayse Uga Dhigan Tahay Hugaamiyeyaasha Wadamada Geeska.
Maqaalkan oo aan jecelahay in aan kaga hadlo arimaha beryahan dambe figta ugu sareysa
kaga jira siyaasadda caalamiga ah (International politics) khaasatan wadamada quwadaha
waaweyn iyo wadamada awoodaha gobolka ah (Regional ...
Wednesday, October 9, 2019
-
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Kashifay Sababta Shaqaalaha Dawlada Iyo Ciidamada Loogu Kordhin Waayay Mushaharaadka Isaga Dabadii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga caanka ah Eng.Maxamed Xaashi Cilmi ayaa sabaabta mushaharaadka loogu kordhin waayay shaqaalaha iyo ciidamada dawlada isaga dabadii ku macneeyay in dakhliga dawlada ee sare u sii kacaaya ay masu...
Tuesday, October 8, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Sheegya Inuu Somaliland Uga Faa’iidayn Doono Marinka Istaraatiijiga Ah Ee Ay Ku Taalo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu doonayo in Somaliland ay noqoto xarun adeegyo siisa dalalka Geeska Afrika iyo guud ahaan Afrika.
Madaxweyne Biixi, wuxuu sheegay in Somaliland...
Tuesday, October 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Oo War Ka Soo Saartay Khilaafkii Udhexeeyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Golaha Guurtida Oo War Ka Soo Saartay Khilaafkii Udhexeeyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
https://youtu.be/sF93N6xZCzA
...
Tuesday, October 8, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Walaalkii Sacad Cumar Geele Oo Ahaa Maamulihii Dekadaha Jabuuti
TACSI MADAXWEYNE
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Shacbiga Jabuuti Iyo Madaxweyne Geele
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isago...
Tuesday, October 8, 2019
-
Wararkii Ugu Dambeeyey XAFLADDA Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe
Kismanyo(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulkaasi, Axmed Madoobe.
Say...
Tuesday, October 8, 2019
-
Trump Oo Ku Hanjabay Burburinta Dhaqaalaha Turkey
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka aysan hor is-taagi doonin Turkish-ka oo la filayo inay weeraraan Kurdish-ka Syria, hase yeeshee waxa uu ku hanjabay inuu burburin doon...
Tuesday, October 8, 2019
« Previous Page — Next Page »