Muhaajiriin Ku Dhintay Doon Ku Degtay Meel U Dhow Lampedusa
Lampedusa(Berberatoday.com)-Ugu yaraan sagaal qof ayaa geeriyootay kadib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku degtay meel u dhow jasiiradda Lampedusa, sida ay maanta sheegeen ciidamada ilaalada xeebaha ee Talyaaniga.
22...
Tuesday, October 8, 2019
Ilhan Omar Oo Dacwad Furiin Ah Ka Gudbisay Seygeeda Axmed Xirsi
USA(Berberatoday.com)-Ilhan Omar oo ah Gabar Asalkeedu Somalia yahay oo ka tirsan Aqalka Looga arrimiyo dalka Mareykanka ee[ Congress-ka] ayaa dacwad furiin oo ka dhan ah Seygeeda Axmed Xirsi u gudbisay Maxkamad ku taala gobolka M...