-
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Lagu Eedeeyay In Ay Ka Danbeeyaan Shaqaaqo Gobolka Salal Ka jirta
Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa wasiirada arimaha gudaha iyo beeraha Maxamed Kaahin Axmed iyo Cabdi Muumin Seed ku eedeeyay inay dagaal ka hurinayaan Selel.
Xildhibaanka ayaa sheegay in laba...
Saturday, September 21, 2019
-
Shil Naxdinle Oo Ka Dhacay Xaafada New Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil Naxdinle ayaa galabta ka dhacay xaafada new Hargaysa ee bariga caasimada kadib markii aadhi booyad ahi uu jiidhay meherad wakhtigaasi ay ku sugnaayeen dad badan.
Shilkan ayaa waxaa ku geeriyo...
Saturday, September 21, 2019
-
Suurtogal Ma Tahay In Somaliland Afti Laga Qaadaa?
Horaamihii bishii August 2019 ayey ahayd markii raysal wasaare ku-xigeenka Dawladda Federalka Somalia (DFS) uu soo jeedidiyey in dadweynaha Somaliland laga qaado afti khusaysa gooni-isu-taagga.
Arrintaas wasiirka warfaafinta So...
Saturday, September 21, 2019
-
Wasiir Ka Tirsanaa Dawlada Xamar Oo Is-casilay, Soona Bandhigay Sababta Uu Isku Casilay!
“Waxaan Ku Qanci Waayey Faragelinta Dowladdu Ku Hayso Dowlad Goboleeyadda Dalka Ka Jira”Wasiir Dhalac.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa Goordhaway shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhi...
Saturday, September 21, 2019
-
“Culimada Waxa Looga Baahanyay Inay Xaqa Cadeyaan Laakiin Wax Qabashadku Wuxu Saarantahay Dawlada Iyo Xukumada”Sheekh Axmed Iid Oo Ka Digay Dhaqan Xumo Kusoo Badanaysa Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Culimada Waxa Looga Baahanyay Inay Xaqa Cadeyaan Laakiin Wax Qabashadkau Wuxu Saarantahay Dawlada Iyo Xukumada"Sheekh Axmed Iid Oo Ka Digay Dhaqan Xumo Kusoo Badanaysa Somaliland"Daawo Muuqal
...
Saturday, September 21, 2019
-
East African Business Week Oo Warbixin Ka Qoray Shir Somaliland Ku Qabanayso Nairobi Iyo Is Kaashiga Labada Dal!
Nairobi(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Bisha November ee sannadkan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabanaysa Shirk u wajahan Tamarta iyo Kaabeyaasha dhaqaalaha .
Sidaasna waxa xaqiijiyey Safiirka Somalila...
Saturday, September 21, 2019
-
“Magacaabista La Magacaabayo Dadka Iyo Dhiibitaanka Masuuliyada Umadda Loogu Dhiibayaa,Maaha Yaa Xukunkaaga Difaaci Kara”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi oo ku magac dheer Barbaraawi oo kamid ah culimada dalka ayaa salaadii jimcaha kaga hadlay masuuliyada cida loo dhiibayo garsoorku Culayska ay leedahayn iyo in ay tahay qof ...
Saturday, September 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Ka Shifay Saddex Qodob Oo Ismaaciil Cumar Geelle Kala Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi
Jabuuti(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Ka Shifay Saddex Qodob Oo Ismaaciil Cumar Geelle Kala Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/Cv_LmM9HpZc?t=111
Berbera...
Friday, September 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Garsoore Katirsan Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Sheegay Inay Caqabad Ku Yihiin Garsoorka Madaxda Dawlada Iyo Ciidamada Gobolkaasi
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garsoore Katirsan Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Sheegay Inay Caqabad Ku Yihiin Garsoorka Madaxda Dawlada Iyo Ciidamadu
https://youtu.be/s7DnryEK1sk
&nbs...
Friday, September 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dood Ku Saabsan Caqabadaha Bud-dhiga U Ah Kala Qeybsanaanta Qurbajooga Somaliland Iyo Arimo kale Xasaasiya.
Sweden(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dood ku Saabsan Caqabadaha Bud-dhiga U Ah Kala Qeybsanaanta Qurbajooga Somaliland Iyo Arimo kale Xasaasiya.
https://youtu.be/7058NwEL60Y?t=45
Be...
Friday, September 20, 2019
« Previous Page — Next Page »