-
“Waxaanu Nahay Dawlad Kala Dambayn Leh,” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
“Waxaanu Nahay Dawlad Kala Dambayn Leh,” M Biixi
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa ammaanay halka ay Somaliland gaadhay 28 sannadood oo ay ahayd dal soo ceshaday xorriyadiisii.
Madaxweyne Biixi oo ay muuqala kooban...
Friday, September 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Xukumadda Eedo U Jeediyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ramaax Cali Hayste Oo Xukumadda Eedo U Jeediyay
https://youtu.be/sc_IJos5msg?t=62
Berbveratoday.com...
Friday, September 20, 2019
-
“Gadabuursi Looga Baqi Maayo Somaliland,”Ex Wasiir Mxamed Mixille Boqore”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Gadabuursi Looga Baqi Maayo Somaliland,”Ex Wasiir Mxamed Mixille Boqore"Daawo Muuqal
https://youtu.be/MOBs5ArpoPo?t=67
Berberatoday.com...
Friday, September 20, 2019
-
Nin Muslim Ah Oo Looga Shakiyay Farxad Wajigiisa Ka Muuqatay
USA(Berberatoday.com)-Laban in oo ah Muslimiinta Mareykanka ayaa dalbaday baaritaan, kadib markii ay shegeen in lagu la kacay naceyb ku saleysan diinta, xilli ay kusii jeedeen Magaalada Dallas ee dalka Mareykanka.
Abderrauuf Al...
Friday, September 20, 2019
-
Sirdoonka Mareykanka Oo U Digay Madaxweyne Trump
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beeniyay eedeymo loo jeediyay oo ahaa in uu ballan qaad u sameeyay hogaamiyeyaal ajnabi ah. Arrintan ayaa buuq badan dhalisay, waxaana ay keentay in la dacweeyo Trump...
Friday, September 20, 2019
-
Iran Oo Ku Hanjabtey In Hadii Weerar Lagu Soo Qaado Ay Ka Bixin Doonto Jawaab Ciqaab Adag Leh
Tehran(Berberatoday.com)-Iran ayaa madaxweynaha Mareykanka uga digtay in la geliyo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, waxayna sheegtay in weerar kasta oo lagu soo qaado ay ka bixin doonto jawaab ciqaab adag leh.
Xoghayaha arrimaha d...
Friday, September 20, 2019
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Saxafigii Saddexaad Oo Ka Hawl Gala Shabakada Hadhwanaag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd ay xabsiga dhigeen saxafigii saddexaad oo ka hawl gala shabakada Hadhwanaag.
Waryahan oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Sheekh ayaa waxaa...
Friday, September 20, 2019
-
Maamulka Degmada Dilla Oo Ka Hadlay Jiritaanka Jabhad La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Bariga Dilla!
Dilla(Berberatoday.com)-Maamulka degmada dilla ee gobolka awdal ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay laysla dhexmarayay oo sheegaya in deegaanka dilla lagaga dhawaaqay jabhad kasoo horjeeda xukuumada somaliland.
Maamul...
Friday, September 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dagaal Shalay Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Khasaaraha Uu Sababay!
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dagaal Shalay Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Khasaaraha Uu Sababay!
https://youtu.be/djXmv7dMddA
...
Friday, September 20, 2019
-
Wacyigalin La Xidhiidha Khatarta Jidka Berbera Iyo Kala-baydh Oo Hargeysa Laga Daahfuray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa magaalada Hargeysa furitaan loogu sameeyay wacyigalinta badbaadada wadada Kala-baydh iyo Berbera, waxaanay wacyigalintani ay noqonaysaa mid awooda saaraysa in laga feejignaado khatarta ay dadka iy...
Friday, September 20, 2019
« Previous Page — Next Page »