-
“Sharciga Ayaa Sarayn Doona,Umaduna Ciday Dooratay Ayaa Ushaqayn” Siyaasi Cabdicasiis Samaale
Hargeysa(Berberatoday.com)-Milicsiga Doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland ee 2005 taasi oo qabsoomida kalfadhigii u horeeyay ee wakiiladu uu hadheeyay khilaaf culus oo udhexeeyay xukuumadii madaxwayne Daahir Riyaa...
Sunday, September 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dab Ka Kacay Guri Borama Ku Yaala Iyo Sadex Caruura Oo Ku Geeriyooday
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dab Ka Kacay Guri Borama Ku Yaala Iyo Sadex Caruura Oo Ku Geeriyooday
https://youtu.be/0f5caj5-rm8?t=40
Berberatoday.com...
Sunday, September 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Aamina Muuse Weheliye Oo Ka Sheekaysay Dhib Yuusuf Garaad Soo Mariyay Oo Ka Oohisay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aamina Muuse Weheliye Oo Ka Sheekaysay Dhib Yuusuf Garaad Soo Mariyay Oo Ka Oohisay
https://youtu.be/ZcfRJYB_Ji0
Berberato...
Sunday, September 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaalada Nabada Geliyo Ee Gobolada Salal iyo Sanaag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo maanta yeeshay Kal-fadhigoodii 70 Aad oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa ay mudanayaashu dood xaasaasiya ay ka ye...
Sunday, September 22, 2019
-
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!
Berbera(Berbertoday.com)-Alle Ha,unaxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi noociisu yahay noaha oo maanta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada berbera kaasi oo sobobay dhimashada laba qof iyo laba kale oo dhaawac ah...
Sunday, September 22, 2019
-
Maxaad Kala Socotaa Xadiga Miisaaniyada Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland”Aqoonyahan Mustafe Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid Dhalinyarada reer somailand ee dalka wax ku baratay islamarkaana barnaamijka maamul wanaag ku falanqeeya miisaaniyadaha haayadaha dawlada iyo sida loo isti...
Sunday, September 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal.
Borama(Berberatoday.com)-Hordhaca waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka awdal ee hormuudka ah tabashada reer awdal iyo raadinta saami qaybsiga ...
Sunday, September 22, 2019
-
Wasiirka Duulista Hawada Putlan Oo Sheegay In Shaqo Laga Siiyay Madaarka Garowe Shaqaale Laga Eryay Garoonka Diyaradaha Hargeysa
Garowe(Berberatoday.com)-Wasiirka Duulista Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley), ayaa sheegay in 7 ka mid ah shaqaalihii dhawaan laga eryay garoonka diyaaradaha Hargeysa ay si rasmiya shaqo uga bilaabeen Garoonka Garoowe.
...
Saturday, September 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Maryan Mursal Ciise Oo Xanuun Kusoo Booday Kawarantay Iyada Oo Hargeysa Joogta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanada Maryan Mursal Ciise Oo Xanuun Kusoo Booday Kawarantay Iyada Oo Hargeysa Joogta
https://youtu.be/utS9vv51Tqo?t=125
Berberatoday.com...
Saturday, September 21, 2019
-
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Warbaahinta Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Somaliland iyo dalka Itoobiya ayaa kala sexeexday heshiis ku saabsan iskaashiga dhinaca warbaahinta ah.
Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo s...
Saturday, September 21, 2019
« Previous Page — Next Page »