-
“ Iran Ayaa Ka Dambeysay Weeraradii Aramco…” Raysal Wasaaraha UK
London(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa Iran ku eedeeyey inay ka dambeysay weeraradii lagu qaaday goobaha saliidda laga soo saaro ee Sacuudiga, xilli uu kusii jeeday magaalada New York, halkaasi o...
Monday, September 23, 2019
-
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Maryan Mursal Ciise Oo Xaalad Caafimaad Daro U jiifta+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqday Fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan oo maalmihii u dambeeyey xaalad caafimaad ugu j...
Sunday, September 22, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Ahmiyada Dekedda Berbera U Leedahay Somaliland Iyo Dalalka Gobalkaba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dekedda Berbera ku tilmaamay mid muhiim u ah inta badan dalalka Afrika.
Wakaalada wararka ee Euro News, ayaa warbixin muuqaal iyo qoraal ah toddobaadkan ka diya...
Sunday, September 22, 2019
-
“Maamul Xumada Muuse Waxay Keentay In Dadkii Ku Fikiraan Jabhado”Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Prof Qaasim Ibraahin Tubeec
Boorama(Berberatoday.com)-Prof Qaasim Ibraahin Tubeec guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga UCID ayaa daboolka ka qaaday in degmada Dila ee gobolka Awdal ay jabhadi ka jirto sida oo kalena ay soo noqonayso jabhaddii Suldaan Wab...
Sunday, September 22, 2019
-
Xukuumadda Nayrobi Oo Hargeys U Soo Dirtay Diblomaasiyiin Indho-Indhaysay Qunsuliyad Ay Kenya Doonayso Inay Ka Furato Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya ayaa toddobaadkii hore waxay magaalada Hargeysa u soo dirtay wefti Kenyan ah oo diblomaasiyiin ah.
Ma jiro wax war ah oo ay Kenya iyo Somaliland ka soo saareen weftigan, laakiin warar...
Sunday, September 22, 2019
-
Xukuumada oo Ganacsatada Shidaalka Keena Ka Joojisay In Ay Shidaal Ku Shubtaan Haamaha Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay Ganacsatada Shidaalka keenta ka joojisay in ay Shidaal ku shubtaan Haamaha Kaydka Shidaalka ee magaalada Berbera.
Waxa ay Xukuumadu sheegtay in Bishan fooda inaga soo...
Sunday, September 22, 2019
-
Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Saldhigyo Ay ku Lahaayeen Qeybo ka Mid ah Gobolka Hiiraan+Sobobta!
Beledweyne(Berberatoday.com)-Ciidamada nabad ilaalinta ujooga gobolka hiiraan ee somaliya ayaa iskaga baxay fadhiisimo ay ku lahaayeen qaybo kamid ah gobolka
Ciidamada iskaga baxay fadhiisimadii ay kulahaayeen gobolka hiiraan a...
Sunday, September 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Axmed Abokor Maxamed Oo Kormeer Ku Maray Dugsiyada Dawliga Ah Ee Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Axmed Abokor Maxamed Oo Kormeer Ku Maray Dugsiyada Dawliga Ah Ee Gobolka Saaxil
https://youtu.be/hpBZKjC-S1g?t=129
...
Sunday, September 22, 2019
-
Buurmadoow Oo Eedo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Digay Shaqsiyaad Kooto Loogu Xidho Keenista Shidaalka
Hargeiysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo maanta ka qayb galay xaflada qalin jebinta ee Jaamacada New Generation, ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Boqorka a...
Sunday, September 22, 2019
-
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojisay Tababarkii Sheekh Maxamed Idiris
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in Dawlad ahaan ay joojiyeen Tababbar ku saabsanaa Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba, kaasi oo Sheekha Caanka ah ee Maxamed Idiris doonayey...
Sunday, September 22, 2019
« Previous Page — Next Page »