-
Daawo Muuqalka”Dhalinayaro Cuslaatay Oo Dalka Iyo Debeda Isaga Kala Yimi Oo Socod Luga Masaafo Hudisa Ilaa Berbera Ah Ku Xusay Mujaahidiintii SNM
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinayaro Cuslaatay Oo Dalka Iyo Debeda Isaga Kala Yimi Oo Socod Luga Masaafo Hudisa Ilaa Berbera Ah Ku Xusay Mujaahidiintii SNM
https://youtu.be/mSeFGvVhjSc
&nb...
Monday, September 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mida Abwaanada da’yarta ah ee Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad qalin jabin ah loo soo sameeyay Arday ka baxday J...
Monday, September 23, 2019
-
Suxufiyiin Ka Hawlgala Hadhwanaag News Oo Xoriyadoodii Dib U Helay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xaqiijiyey in suxufiyiin ka hawlgala shabakada Wararka ee HadhwanaagNews oo kuj dhawaad 15-kii maalmood ee u dambeeyey xidhnaa in xoriyadoodii ay dib u heleen...
Monday, September 23, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Markii Uhoreysay Mareykanka Kaga Qeyb Galaya Shir Qaramada Midoobay Soo Qaban Qaabisay Oo Dabar Goynta Saboolnimada Lagaga Hadlayo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay Saaka dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.
Ma...
Monday, September 23, 2019
-
Gorgor Wiil 8 Jira Ku Cunay Tuulada Xaaji Saalax
Gorgor wiil 2aad maanta kudilay tuulo ka tirsan degmada Gaashaamo.
Mawliid Aar nuur walandhaqe, oo ahaa 8 jir ayuu maanta galabtii gorgor ku dilay tuulada Xaaji saalax, oo 65 km, u jirta degmada Gaashamo ee gobolka Jerer, s...
Monday, September 23, 2019
-
“Anaa Shalay Magaacabay Oo Maraykan Ka Keenay Isagoo Shandad Yar Dhabarka Ku Sita Farmaajo Laga Yeelimaayo waxa Uu dalka Ka Waddo”Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho(Berberatoday.com)-"Anaa Shalay Magaacabay Oo Maraykan Ka Keenay Isagoo Shandad Yar Dhabarka Ku Sita Farmaajo Laga Yeelimaayo waxa Uu dalka Ka Waddo"Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
https://you...
Monday, September 23, 2019
-
Qoraa Sare Cabdiraxmaan Maxamud Fidhinle Oo Ku Baaqay In Xeer Xakameeya Loo Sameeyo Haayadaha Gaarka Loo Leeyahay Oo Somaliland Kula Tartamaya Hayadihii Dawliga Ahaa
"Waxaynu wada ognahay in JSL hayadaha gaarka loo leeyhay ay aad uga horeeyaan hayadaha dawliga ah, Hadii aan xeerar lagu xakameyn sida caalamka dawladnimo ma jirayso mana koreyso. Hababka maamul iyo maareynta dawladnimo ayaa sunah...
Monday, September 23, 2019
-
”Sheekh Maxamed Idirs Waa Shaydan Khamiis Xidhan Waa In La Mustaafuriyo..”Faysal Cali Waraabe “Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Sheekh Maxamed Idirs Waa Shaydan Khamiis Xidhan Waa In La Mustaafuriyo..”Faysal Cali Waraabe "Daawo Muuqal
https://youtu.be/wSWHymbqKms
...
Monday, September 23, 2019
-
“Waa Arrin Murugo Ah In Dowladdu Ay Maareynta Hawada U Isticmaasho Hub Siyaasadeed..” Xasan Sheekh
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabooyinka dowladda Soomaaliya qaadeysay ee la xidhiidha awaamiirta dhanka maamulka Hawada ee maalmihii la soo dhaafay ay soo s...
Monday, September 23, 2019
-
Carabta Israa’iil Oo Kasoo Horjeesatay Dib U Doorashada Banjamin Netanyahu
Telviv(Berberatoday.com)-Xildhibaanada ka tirsan carabta Israa’iil ayaa taageeray madaxii hore ee ciidammada Israa’iil Benny Gantz in uu noqdo ra’iisul wasaaraha xiga .
Waxay kasoo horjeesteen xildhibaanadan Banjamin Neta...
Monday, September 23, 2019
« Previous Page — Next Page »