-
“Maanta Waxay Ahayd Oo Nacasnimo Nagu Ah, In Axmed Mire Ka Maqnaado Munaasibadan”Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi oo ka qaybgalay Xaflada qalin jabinta Ardayda Jaamacada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ka haday arimo dhowr Kuwaasi oo uu si gaar ah xusay khilaafka ka taagan dugsiyada gaar ah iyo wasaar...
Monday, September 16, 2019
-
“Madaar Berbera Marka Hore Khalad Buu Ahaa Heshiiskii Lagu Bixiyay”Faadumo Siciid”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arimaha dibada ee xisbiga wadani Marwo faadumo siciid ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland ee uu ku sheegay in in Airport berbera la joojiyay saldhigii milatry
Mar...
Monday, September 16, 2019
-
“Heshiiskii 25ka Sano Ahaa Ee Dawlada Imaaraatka Aynu La Galnay Waa Sidisii Kamaynaan Bixin Waa Saldhiga Ciidan Madaarka Berbera Waase Lala Isticmaalayaa Oo Shacabka Iyo Miltariguba Waa Wada Adeegsanayaa”Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-"Heshiiskii 25ka Ahaa Ee Dawlada Imaaraatka Aynu La Galnay Waa Sidisii Kamaynaan Bixin Waa Saldhiga Ciidan Madaarka Berbera Waase Lala Isticmaalayaa Oo Shacabka Iyo Miltariguba Waa Wada Adeegsanayaa"Madaxwe...
Monday, September 16, 2019
-
Haweenay 7 Caruura Haysata Oo Kaabad Laydh Berbera Xalay Ku Dishay Iyo Shacabka Xaafada Daaroole Oo Isu Soo Bax Cabasho Ah Sameeyay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Berberatoday.com)-Haweenay 7 Caruura Haysata Oo Kaabad Laydh Berbera Xalay Ku Dishay Iyo Shacabka Xaafada Daaroole Oo Isu Soo Bax Cabasho Ah Sameeyay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/LYptXamaY7g?t=16
&nbs...
Sunday, September 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Dugsiyada Gaarka Ah Oo Cabasho Ugudbiyay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulayaasha dugsiyada gaar loo leeyahay ayaa maanta hor tagay gudida joog tada ah ee golaha wakiilada iyagoo ugudbiyay dacwad ka dhan ah wasaarada waxbarshada oo ay sheegeen in ay kula kacday cadaalad ...
Sunday, September 15, 2019
-
“Korneyl Caare Waa Eedaysane,Suldaanadii Iyo Boqoradiina Waxay Noqdeen Abaanduulayaal” Xildhibaan Carabayto.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Axmed Carabayto oo kamid mudanayaasha laga soo doortay gobolka sanaag ayaa markii uhoraysay Ka hadlay arinta col caare iyo dhaqamada madaxdhaqameedka oo uu sheegay in ay Abaanduula...
Sunday, September 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyihii Ugu Mudada Dheeraa Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor OO Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Inuu Ka Noqday Saldhigii Ciidan Ee Garoonka Diyaradaha Berbera Dawlada Imaaratka Carabtu Samaynaysay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyihii Ugu Mudada Dheeraa Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor OO Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Inuu Ka Noqday Saldhigii Ciidan Ee Garoonka Diyaradaha Berbera Dawlada Imaaratka Carab...
Sunday, September 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali ShireI Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay arimo bulshada somaliland qabeen dareenkooda!
Sidoo k...
Sunday, September 15, 2019
-
Komishaneerkii Ugu Mudada Dheera Guddida Doorashoyinka Somaliland Oo Ka Cudur Daartey Inuu Mar Saddexaad Ka Mid Noqdo Guddidaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishaneer Cabdifataax Ibraahin Sheekh oo ahaa komishineerkii ugu muddo dheeraa Gudida Doorashooyinka Qaranka somaliland ayaa waxaa uu ka cudur daartey kamid noqoshada mar saddexaad guddidaa...
Sunday, September 15, 2019
-
Maraykanka Oo Iiran Ku Eedeeyey Weerarkii Warshadaha Sucuudiga
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arrimha Dibadda Maraykanka Mike Pompeo ayaa Iran ku eedeeyey weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn loo adeegsaday ee Sabtidii lagu qaaday Warshadaha shidaalka ee Sucuudiga.
Waxa uu meesha ka...
Sunday, September 15, 2019
« Previous Page — Next Page »