|
Warar
-
Wasiir Hore Cabdillaahi-Dheere Oo Madaxwyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Soo Dhiso Dawlad Loo Dhanyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaddii hore Cabdilaahi Ibraahim Habane, Xoghayaha Guurtidina soo noqday, kana soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa Madaxweyne Biixi ugu baaqay dhismaha dawlad l...
Tuesday, September 17, 2019
-
“Gobolka AWDAL Saami Dheeraad Ah Ayay Ku Fadhiyaan Golaha Wakiilada” Gudoomiye Cabdikariim Xinif”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa ka hadlay arinta saami qaybsiga ee kuraasta baarlamaanka iyo tabashada reer awdal ee arinta saamiga
...
Monday, September 16, 2019
-
Hadaladii Madaxwayne Bixii Sedex Wakhti Oo Kala Duwan Ka Yidhi! Saldhiga Ee Berbera Iyo Xogaha Ku Duugan! “
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mudo 24sacadood Gudahooda bulshada usoo gudbiyay mawqifka xukuumadiisa ee saldhiga Emaaraadka laga siiyay berbera kuwaasi oo iska hor imanaya,
Madaxw...
Monday, September 16, 2019
-
”Gudoomiye Xinif Caruurtiisii Ayaa Burco Ku Dayacan …” Xoghayaha Beeraha Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Gudoomiye Xinif Caruurtiisii Ayaa Burco Ku Dayacan …” Xoghayaha Beeraha Xisbiga Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/xge6gEKtTNQ?t=37
Berberatoday.co...
Monday, September 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Qoys Lamaane Ah Iyo Waalidkooda Oo Wada Qalin Jabiyay Jaamacada Burco!
Burco(Berberatoday.com)-lamaanaha ah iyo mid kamid ah waalidiintooda ayaa maanta ka wada qalin jabiyay jaamacada burco taasi oo soo jeedatay bulshada dhiiri galin u ah qaybaha kale ee bulshada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka War...
Monday, September 16, 2019
-
Burundi Oo Sheegtay In ‘Ciidammo Looga Laayay Soomaaliya’
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Sabtidii lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo ay saarnaayeen ciidammada Burundi xilli ay marayeen inta u dhexeeyso Balcad iyo Muqdisho.
Sarkaal ka tirsan ciidam...
Monday, September 16, 2019
-
“Ilaahay Baa Deeq Baxshee, Cirdiga Iyo Nafta Bani’aadmaka ka Daaya Mashruucaysiga”!Proffesor Cabdi Cali Jaamac
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Prof cabdi cali jaamac ayaa ka hadlay arimo sharafta bulshada dhaawac ku ah oo NGOyadu Somaliland ka dhex wadaan kuwaasi oo aan xaqiiq ahayn balse lagu dhaaawacayo sharafta bulshada reer Somalila...
Monday, September 16, 2019
-
Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Dunida Kaddib Weerarkii Warshadaha Sucuudiga
Jeddah(Berberatoday.com)-Qiimaha shidaalka dunida ayaa sare u kacay kaddib markii dhawaan weerar lagu qaaday warshadaha shidaalka ee Sucuudiga taas oo horseeday in uu hoos u dhac ku yimaado boqolkiiba 5 shidaalkii caalamka.
Bar...
Monday, September 16, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic Laga Hirgeliyey Magaalada Burco
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isaga oo kuwo cusubna xadhigga ka jaray.
Madax...
Monday, September 16, 2019
-
”Cali Khaliif Halbaan Idhi,Abgaal Iyo Cabdilaahi Dheerana Mid Baan Farayaa..”Cali Duulduul Oo Hadalo Ku Ganay Siyaasiyiinta Beelaha Darafyada!
Burco(Berberatoday.com)-Cali Duulduul Oo Hadalo Isbarkan Ku Ganay Siyaasiyiinta Beelaha Darafyada”Cali Khaliif Halbaan Idhi,Abgaal Mid Baan Farayaa,Ina Habane Isagana Waxaan Idhi ”
https://youtu.be/0vQ2IqCjhuE?t=44
&nb...
Monday, September 16, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|