-
Lammaane Da’doodu Tahay 14 Jir Oo La Isku Doonay Iyo Jahawareerka Ka Dhashay
Cairo(Berberatoday.com)-Dhawaan ayey aheyd markii dalka Masar uu ka dhacay arooskii Lammaanaha ugu da’da yaraa dalkaasi kuwaasoo muddo lix sano ah isa sugayey doonistoodii kadib.
Haatan’se waxa dalkaasi ka dhacday xaflada d...
Tuesday, September 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Oo Shan Baabuur Oo Ciidan Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland Ee Gobolka Saaxil Ka Hawl Gala,Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Gudoomay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Oo Shan Baabuur Oo Ciidan Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland Ee Gobolka Saaxil Ka Hawl Gala,Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Gud...
Tuesday, September 17, 2019
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja oo Cambaareeyay Laba Wariye oo Lagu Xidhay Burco
Burco(Berberatoday.com)Ciidamada Bileyska ee gobolka Togdheer ayaa maanta magaalada Burco ee Xarunta gobolkaasi ku xidhay laba wariye oo war ka duubayey mashaariic Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu xadhiga ka jaray.
Sida l...
Tuesday, September 17, 2019
-
Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ciidanka Booliska Somaliland Ku Wareejiyay Shan Baabuur Oo Qabaalo Ah+Daawo Sawiro
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Shan Baabuur Qabaalo Ah Ugu Deeqay Ciidanka Booliska somaliland Gaar Ahaan Degmooyinka Gobolka Saaxil Ka Koobanyahay Si Amniga Deegaamadaas Loogu Ilaaliyo De...
Tuesday, September 17, 2019
-
“Garoomadu Maaha In Inanka Uun Muruqa Muujiyo,Ee Waa In Hooyaduna Muruqa Muujisaa”Madaxwayne Muuse Biixi,
Burco(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland oo maanta xadhiga ka jaray garoonka kubada cagta ee magaalada burco ayaa sheegay in garoomada aan loo dhisin dhalinyarada raga ah ee balse habluhuna ay ku jiraan oo loo baahan in la ...
Tuesday, September 17, 2019
-
Macalinka Ugu Wanaagsan Dunida Oo La Kulmay Trump
USA(Berberatoday.com)-Peter Tabichi oo kasoo jeedo dalka Kenya oo horraantii sannadkan loo magacaabay macalinka ugu wanaagsan dunida ayaa aqalka cad kula kulmay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka hor inta uusan macalinkan khu...
Tuesday, September 17, 2019
-
Daawi Muuqalka”Waddani Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Xidhmeyso Qaadashada Kaadhka Golaha Dhexe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga ay xidhmayso qaadashada kaadhka golaha dhexe oo ay iminka qeybintiisu ay socoto
Gudoomiyaha ayaa sheegay in...
Tuesday, September 17, 2019
-
Askari Laascaanood Ku Dilay Askari Kale
Laascanod(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in hal askari alay lagu dilay xalay magaaladaas.
Warku wuxuu intaasi ku darayaa in dilka askarigan uu geystay askari kale, ka di...
Tuesday, September 17, 2019
-
Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Oo Lagu Tilmaamay Inuu Qarwayo
London(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Luxembourg ayaa weerar afka ah ku qaaday dhigiisa Ingiriiska, Boris Johnson oo ay ka wada hadleen qorshaha Britain ay uga baxeyso Midowga Yurub.
Labadan mas’uul ayaa kulmay xilli ...
Tuesday, September 17, 2019
-
“ Dagaal Ku Degi Degi Mayno Balse Mararka Qaar Waad Ku Qasban Tahay ..” Mareykanka Oo Shaaciyey Inuu Sucuudiga U Hiilin Doono
USA(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa inay jawaab ka bixiso weerarka “aan caadiga ahayn” ee lagu qaaday xarumaha shidaalka Sacuudiga, ayada oo madaxweyne Trump uu sheegay in ay u badan tahay in Iran ay ma...
Tuesday, September 17, 2019
« Previous Page — Next Page »