-
Trump Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Fadhiya Mareykanka
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaabilay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya Cali Shariif Axmed kaas oo u fadhiyo dalkaas, waxaa uu Trump ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee danjirinimo.
Cali S...
Wednesday, September 18, 2019
-
Garyaqaan Xuquuqda Saxaafada Iyo Muwaadinka Udoodi Jiray Oo Joojiyay Shaqadii Kadib Markii Uu Sheegay In Sharcigii Iyo Dastuurkii Somaliland Shaqayn Waayay Oo Xukumadu Afduubtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Mubaarik Cabdi isaga oo ugu horeyn ka hadlaya sababta uu ujoojiyay ku shaqeynta mihnadan uu muda ku dhex jiray waxaa uu yidhi "Wixii Dastuurka ku qorna lama raacayo oo wax ka duwan ayaa la raac...
Wednesday, September 18, 2019
-
Doorashadii Israel Yaa Ku Adkaadey ?
Israel(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo ninka la loolamaya ee Benny Gantz ayaa ku kala adkaan waayey doorashadii guud ee shalay dhacday, taasi oo sare u qaadeysa suurta-galnimada ah in la dhiso ...
Wednesday, September 18, 2019
-
“Berbera Waxay Ahaan Jirtay Magaalo Aanay Qabyaaladu Ka Shaqayn Oo Xadaaradu Ka Shaqayso,Nabad Galiyadana Ha La Ilaaliyo Waxaad Arkaysaa Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Loo Dacwiyayo”Wasiir Maxamed Kaahin Axmed”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Berbera Waxay Ahaan Jirtay Magaalo Aanay Qabyaaladu Ka Shaqayn Oo Xadaaradu Ka Shaqayso,Nabad Galiyadana Ha La Ilaaliyo Waxaad Arkaysaa Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Loo Dacwiyayo"Wasiir Maxamed Kaahin Axme...
Wednesday, September 18, 2019
-
Madaxweynaha Afghanistan Oo Qarax Ka Badbaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 24 qof ayaa ku geeriyootay qarax uu qof is-miidaamiyey la beegsaday isu soo bax olole doorasho ah, oo uu madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ku qabtay gobolka Parwan.
Kooxda Taliban ayaa ...
Wednesday, September 18, 2019
-
Shaqaale Laga Eryay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ee Cigaal Oo Madaarka Garowe Dawlada Xamar Shaqo Ka Siisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-8 ka mid ah shaqaalihii dhawaan laga eryay garoonka diyaaradaha Hargeysa ayaa shaqo cusub ka bilaabay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Shaqaalahan oo hore ugu shaqayn jir...
Wednesday, September 18, 2019
-
Imaraadka Oo Weli Ka Aamusan Dhawaaqii Madaxweyne Biixi Ee Madaarka Berbera Iyo Madaxweyne-Xigeen Saylici Oo Dalkaas Ku Sii Jeeda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa weli ka aamusan hadalkii uu Madaxweyne Biixi ku sheegay in madaarkii saldhiga u ahaa UAE ee Berbera loo bedelay mid rayid ah oo ay wada isticmaali doonaan rayidka iyo cii...
Wednesday, September 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ex Wasiir Cabdiraxmaan Guribarwaaqo Oo Shaqadiisii Hore Ku Laabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ex Wasiir Cabdiraxmaan Guribarwaaqo Oo Shaqadiisii Hore Ku Laabtay
https://youtu.be/NiYNowCgzU4
Berberatoday.com...
Wednesday, September 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Gaadiidka Oo Xadhkaha Kajaray Berbera Mashaariic Horumarineed Iyo Mayarka Berbera Oo Gaadiid Cusub Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Gaadiidka Oo Xadhkaha Kajaray Berbera Mashaariic Horumarineed Iyo Mayarka Berbera Oo Gaadiid Cusub Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland
https://youtu.be/...
Tuesday, September 17, 2019
-
Boqorkii Hore Ee Dalka Malesia Oo Furay Xaaskiisii Cusbayda Ee Ay Dhawaan Is Guursadeen Ee Aheyd Boqoradii Quruxda Dalka Russia !
Malaysia(Berberatoday.com)-Boqorkii hore ee Malesia ee Suldan Maxamed ayaa shaaca ka qaaday inuu ka murrugoonayo Jagadiisii ui banneeyay iyo sidoo kale guurka uu guursaday Boqoradii Quruxda Dalkaasi Ruushka ee Rayxana Oksana sanad...
Tuesday, September 17, 2019
« Previous Page — Next Page »