|
Warar
-
Masuuliyiin Ka Socda Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Turkiga Shirar Kula yeeshay Madaxda Dalkaas
Ankara(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa safar shaqo ku tegay dalka Turkiga, kuwaasoo shirar kala duwan la qaateen madaxda Wasaaradda Caafimaadka Turkiga iyo hay’adaha kale ee...
Friday, September 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Cali Khaliif, Maxamed Kaahin, Faysal Cali Waraabe Iyo Boqor Buurmadow Oo Meel Fagaare Ah Iska Helay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Waxa Kala Qabsaday Cali Khaliif, Maxamed Kaahin, Faysal Cali Waraabe Iyo Boqor Buurmadow Oo Meel Fagaare Ah Iska Helay.
https://youtu.be/__l1Sx7GvX4?t=1
...
Friday, September 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeerka Ku Tagay Mashruuca Wax Soosarka Beeraha Wajaale.
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeerka Ku Tagay Mashruuca Wax Soosarka Beeraha Wajaale.
https://youtu.be/t9-07-qqdDo
Berberatoday.com...
Friday, September 13, 2019
-
Tirada Dhimashada Askarta Amisom Ee Soomaaliya Lagu Dilay 2007–2019 Oo Noqotay 1,800 Oo Askari
Nairobi(Berberatoday.com)-)-Tirada askarta ka dhimatay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee dawladda Soomaaliya ilaaliya ayaa lagu sheegay 1,800 oo askari tan iyo markii ciidamada AMISOM la geeyay Soomaaliya sanadkii 2007.
Khabi...
Friday, September 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Midkamid Ah Madax-Dhaqameedka Awdal Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulankii Ay La Yeesheen Madaxwayne Muuse Biixi!
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Midkamid Ah Madax-Dhaqameedka Awdal Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulankii Ay La Yeesheen Madaxwayne Muuse Biixi!
https://youtu.be/rq0UgELtnRM
 ...
Friday, September 13, 2019
-
Somaliland Oo Gashay Heshiis Lagu Daryeelayo Khayraadka Badda Iyo Cida fulinaysa Mashruucaasi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada xanaanada xoolaha,kaluumaysiga iyo deegaanka iyo wafti ka socda dalka Sweden ayaa kala sexeexday heshiis lagu daryeelo khayraadka somaliand kaasi oo ay somalilan ka taageerayso dalka Sweden,
...
Friday, September 13, 2019
-
Soo Dhawayntii Madaxwayne Biixi Ee Gabiley Iyo Dareenada Ka Dhashay Hadalkii Uu Ujeediyay!
Maxaa Lagu Fasiri Kara Hadalkii Madaxwayne Biixi Ee Reer Gabilayoow Tabashadiina Sheegta, Wakhti Uu Ka Hadalka Tabashadii Awdal Ka Gaabsaday?
Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somalilad Muse Biixi Cabdi Iyo ...
Friday, September 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waxgaradka Deegaanka Ay Ku Sugan Yihiin Jabhada Caare Oo Shaaciyay Mawqifkooda Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
Sanaag(Berberatoday.com)-Odayaasha iyo waxgaradka deeganada ay ku sugan tahay jabhada col caare ayaa ka hadlay mawqifkooda nabadgalayada iyo taageerada ay uhayaan madaxdhaqameedka beelaha habar yoonis ee ku jiraydhex dhexaadinta x...
Friday, September 13, 2019
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Ku Khasbanyahay Inuu Fuliyo Heshiiskii Axmed Siilanyo La Galay Jabhadii Khaatumo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Kaahin Axmed, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in madaxweyne Biixi, ku khasban yahay in uu fuliyo heshiiskii madaxweyne Siilaanyo, la galay Khaatumo.
Kaahin, ayaa ka jawaabayay...
Friday, September 13, 2019
-
Uhuru Kenyatta Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Inay Ciidamada Kenya Ka Baxaan Soomaaliya
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hor imaaday qorshaha la doonayo in Ciidamada AMISOM looga saaro dalka Soomaaliya.
Kenyatta ayaa sheegay in Ciidamada Kenya aysan marnaba ka bixi doonin...
Friday, September 13, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|