-
Wararkii U Dambeeyay Ee Dedaalkii Odayaasha Dhaqanku Ay Doonayeen Inay Ku Soo Afjaraan Arrinta Col. Caare Iyo Jabhadiisa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa aan weli si rasmi ah loogu guulaysan dhammaystirka dedaalo ay wadeen odayaal ka tirsan madaxda dhaqanka ee Beelaha Garxajis oo la doonayay in lagu soo afjaro jabhadda uu horkacayo Col. Caare ee ku s...
Saturday, August 10, 2019
-
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Ka Hadlay Sida Gaalada Iyo Dadka Somalida Ah Ee La Nooli Duulaan Ugu Yihiin Asturnaanta Hableheena
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame oo kamida abwaanada reer Somaliland ayaa ka hadlay sida duulaanka loogu yahay Asturnaanta Dumarka Somalida kaasi oo aan balkiisa la barbar Dhigin Sida Uu Isku Ba...
Saturday, August 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Mustafe Ismaaciil Haaruun Oo Sharaxaya Fadliga Xajku Uu Leeyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Mustafe Ismaaciil Haaruun Oo Sharaxaya Fadliga Xajku Uu Leeyahay
https://youtu.be/qZ6cC7q4DY4
Berberatoday.com...
Saturday, August 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya
Makkah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu Gacantiisa Ku Riixaya Kursiga ...
Saturday, August 10, 2019
-
Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Doorashada, Saami Qaybsiga Iyo Heshiiskii Xisbiyada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geelle Jire ayaa ka hadlay dib u dhaca mar kale ku yimid doorashadii golaha wakiilada somaliland ee ay ku dhawaaqeen guddida doorashooyinku.
Siyaasi Cabdilaahi Geelji...
Saturday, August 10, 2019
-
Shacabka Ruushka Oo Ay Cabsi Soo Food Saartay Ka Dib Markii Uu Qarxay Gantaal Halis Ah
Moscow(Berberatoday.com)-Shacabka ku nool waqooyiga fog ee dalka Ruushka ayay soo food saartay cabsi xoog leh
oo ay ka qabaan sun hawada ku faaftay, ka dib markii uu si aan ku talagal ahayn u qarxay gantaal halis ah.
Warbaahinta...
Saturday, August 10, 2019
-
Liverpool Oo Ciyartii Furitaanka Horyaalka Ingiriiska Guul Weyn Ka Gaadhay.
Liverpool(Berberatoday.com)-Kooxda Liverpool ayaa qeybtii hore ee ciyaarta waxa ay dhalisay afar gool oo ay ku af bilowdeen xilli ciyaareedka cusub ee Horyaalka Ingiriiska.
Ciyaartan ayaa aheyd mid ay kooxda Liverpool ku soo ba...
Saturday, August 10, 2019
-
Dowladda Xamar Oo Sheegtay In Tallaabo Laga Qaadayo Shirkaddo Dayacay Xujeyda Soomaaliyeed
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka war-hayaan qaar ka mid ah sharkaddihii loogu tala-galay in ay dabaabulaan xujeyda Soomaaliyeed si qaldan adeegyadii lagama maar—maanka u ahaa qofka xaajiga ah...
Saturday, August 10, 2019
-
Wiil 6 Sanno Jir Ah Oo Xiddig Ka Ahaa Barta Youtube-ka Oo Geeriyooday
Burundi(Berberatoday.com)-Wiil 6 sano jir ah oo xiddig ka ahaa barta Youtube-ka, isla markaana muuqaalladiisa
majaajilada ah si weyn looga jeclaa dalka Burundi iyo meelo kale oo ka tirsan caalamka ayaa u geeriyooday cudurka malaa...
Saturday, August 10, 2019
-
Xildhibaan Somali Kenyan Ah Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Ciidamo Gayso Xadka Bada Ee Ay Soomaaliya Ku Muransan Yihiin
Nairobi(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Kenya ayaa dalbaday in dowladdu ay qaaddo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu difaacayo jiritaanka waddanka iyo xuduudaha dhulka iyo badda, waxaana ka mid ah in ciidan milatari ah la geeyo...
Friday, August 9, 2019
« Previous Page — Next Page »